Labada Aqal Ee BFS Oo Kulan Wadajir Ah Leh

Waxaa lagu wadaa in maanta oo Talaado ah ay kulan wadajir ah magaalada Muqdisho ku yeeshaan mudanayaasha Labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Kulankan oo noqonaya midkoodii Labaad oo xiriir ah, maadaama shalay ay sidan oo kale u kulmeen, ayaa looga doodayaa miisaaniyadda dowladda federaalka ee Sanadka 2020.

Ajendaha kulankan ayaa loogu sheegay mudanayaasha inuu yahay akhrinta Saddexaad ee miisaaniyadda dowladda, waxaana la filayaa in mudanayaasha ay si aad ah u lafa guraan.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News

Related Articles

14 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW