U bood dhigaalka

Madaxda Puntland iyo Jubbaland oo Xaqiijiyey Iney Muqdisho Iman-doonaan

Sheeko:Dalka

Warmurtiyeed kasoo baxay Puntland iyo Jubbaland ayaa lagu sheegay in Muqdisho u iman doonaan shir wadatshi ah iyaga oo intaa ku daray in intii ay ku wada hadlayeen Garoowe ay wada hadal xagga telefoonka ah la yeesheen madaxda dowladda federaalka ah iyo kuwa dowlad goboleedyada.

Akhriso: Warmurtiyeedka: