U bood dhigaalka

Madaxweynaha Somaliland Oo Isku Shaandheeyay Golahiisa Wasiirada

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa isku shaandheyn ku sameeyay habeenkii xalay ahaa golahiisa wasiirada, kuwaasi oo qaarkood xilalkoodii waayay halka kuwo kalena la keenay.

Siilaanyo ayaa sheegay in isku shaandheynta golihiisaan wasiirada uu uga golleeyahay sidii loo dardar gelin lahaa shaqada ay xukuumaddiisa u hayso shacabka Somaliland.

Waa markii ugu horreysay sanadkaan 2016-ka uu Siilaanyo isku shaandheeyo wasiirada maamulkiisa, inkastoo sanadkii tagay uu isku shaandheeyay xukuumaddiisa in ka badan 2 jeer.

Wasiirro1

wasiirro2

Goobjoog News