U bood dhigaalka

Madaxweyne Deni oo Ku Wajahan Goldogob

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku wajahan deegaanka Goldogob ee gobolka Mudug ,tan iyo markii loo doortay xilika Puntland.

Madaxweynaha ayaa inta uu ku sugan yahay deegaanka waxaa uu la kulmi doonaa waxgaradka iyo bulshada deegaanka, maadaama deegaanka dhowaan lagu soo gaban gabeeyey colaad muddo ka taagneyd Mudug.

Goobjoog News