Mareeyihii Dekadda Kismaayo Oo La Dilay

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada kismaayo ayaa sheegaya in goordhweyd magaaladaasi lagu dilay Meeriyihii Dekedda Kismaayo.
AUN Maareeyihii dekadda Kismaayo, oo lagu magacaabi jiray Cawil Cali Barre (Cawil Buluq), ayaa ku dhintay Gacanta Ciidamada, ka dib markii ay Haleeshay Rasaas ay is weedaar sanayeen Ciidamada ka wada tirsan kuwa DG Jubbaland.
Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in laba qof oo shacab ay ku dhinteen Israsaaseynta Ciidamada Dowlad gobaleedka Jubbaland.
wixii ku soo kordha warkan kala soco Goob Joog News
Thanks for Sharing Latest informative information.
Protect Your Family and Business from the unwanted common Pest. If want to get Pest related knowledge, Visit our website…
Pest Control Service Sharjah
Thanks for Sharing Latest informative information.
Protect Your Family and Business from the unwanted common Pest. If want to get Pest related knowledge, Visit our website… Pest Control Services Dubai