Ra’iisulwasaare Xamse oo Xariigjray Dhismaha Wasaaradda Caafimaadka JubbalandSheeko:Wararka CaafimaadkaRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam , ayaa xarigga ka jaray dhismaha xarunta cusub ee Wasaaradda Caafimaadka dowlad-goboleedka Jubbaland.1 daqiiqo
2 daqiiqoSheeko:Deegaanka & CimiladaFatahaadda Wabiyada Jubba iyo Shabeelle oo Isgaaray iyo Barakac Xoog leh oo Socda Duleedka magaalada Kismaayo gaar ahaan deegaanka Buuloguduud waxaa soo gaaray Qoysas kasoo barakacay deegaannada la dariska ah Wabi Jubba, gaar ahaan Kamsuuma, Jamaaame iyo deegannada ku xeeran ee gobollada Jubbada hoose iyo Jubbada dhexe .
2 daqiiqoSheeko:Deegaanka & CimiladaGargaarkii Ugu Horeeyay Ee Dowladeed oo Maanta Gaaraya Gobolka Gedo oo Fatahaad ay Ku Dhufatay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa ku dhawaaqday in maanta gargaarkii ugu horreeyay ay u dirayso gobolka Gedo oo siweyn roobabka iyo fatahaadaha ay ugu yeesheen, taas oo ay dheertahay in dadka ay ka barakaceen magaalooyin dhowr ah
1 daqiiqoSheeko:DalkaWasiirka Arrimaha Gudaha oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlayay Fatahaadaha Baardheere asiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalim Fiqi ayaa maanta shir Guddoomiyey shir ay isugu imaadeen Hay’addaha ka shaqeeyo arrimaha Bin’aadanimada oo looga hadlaayay xaalada Magaalada Baardheere oo…
1 daqiiqoSheeko:DalkaMadaxweyne Axmed Madoobe oo Magacaabay Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Baardheere Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbalabd Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa magacaabay guuddiga gurmadka Fatahaadaha magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, halkaas oo ay ka dhaceen fatahaado saameyn ku yeeshay bulshada ku dhaqan…
1 daqiiqoSheeko:DalkaWafd Ka Socda Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo Gaaray Baardheere Wafdi oo uu hugaaminayey Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta masiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle oo ay qayb ka yihiin Sanatar Fartaag iyo Wasiir ku xigeenka waxbarashada Axmed Daqarre ayaa maanta gaaray…
2 daqiiqoSheeko:DalkaMaxaa Kasoo Baxay Shirka Wasaaradaha Ganacsida Dawladda Federalka iyo Dawlad Goboleedyada ? Intii shirka uu socday ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah, kuwaas oo mas’uuliyiintu ay heshiis ka gaareen inta badan qodobadii la isla soo qaaday.
1 daqiiqoSheeko:DalkaMadaxweynaha Jubbaland iyo Wafdi Ka Socda UN-ka oo Ku Kulmay Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay wakiilka hay’ada UNICEF ee Soomaaliya Marwo Wafaa ElFadil Saeed Abdelatef iyo wafdi ay hogaaminayso oo booqasho…
1 daqiiqoSheeko:DalkaMadaxweynaha Jubbaland iyo Safiirka Ingiriiska oo Kulmay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka martida ku qaabilay Safiirka Dowlada Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster oo safar ku tagtay magaalada Kismaayo iyada iyo wafdi ay…
1 daqiiqoSheeko:DalkaAxmed Madoobe oo Awaamiir Dul Dhigay Hey’adaha Ka Howlgala Jubbaland Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxmed Islaam Madoobe ayaa la kulmay wakiillada hay’adaha kala duwan ee ka howlagala deegaanada Jubaland, iyadoo diiradda lagu saarayey sidii hay’adaha ka howlagala guud deegaannada…