U bood dhigaalka

Mulaxamiiste Jiir Oo Muqdisho Ku Geeriyooday

Sheeko:Dalka

Allah unaxariistee waxaa goor dhow magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday laxamiiste Cabdikariim Faraax Qaarey oo ku magac dheeraa (Jiir).

Marxuumka ayaa muddooyinkii dambe ku xanuunsanaa gudaha magaalada Muqdisho , waxaa uu ku naf baxay Isbitaalka Digfeer oo maalmihii dambe lagu baxnaaninaayey xaaladiisa caafimaad.

Goobjoog News