Murashaxiinta Odowaa, Guutaale iyo Weheliye oo Dalbaday 21 Maalin oo Olole Ah

Murashaxiinta madaxtinnimada Galmudug ee kala ah: Cabdiraxmaan Odowaa, Kamaal Guuaate iyo  Cabdullahi Weheliye oo maanta soo saaray baaq ayaa ku dalbaday in la siiyo saddex todobaad oo olole ah.

Saddexdan murashax ayaa ka hadlay sidoo kale iney arkeen dhinac u janjeerka guddiga farsamada iyo guddigii baarlamaaniga ahaa ee maamulay doorashooyinka guddoonka baarlamaanka ee dhacday 17-ka Janaayo ee shalay, iyo faragelinta muuqata ee ka imaaneysa  dhanka madaxda dowladda Federaalka oo masiirka Galmudug ku jaangooyay rabitaankooda iyo sidii ay u soo saari lahaayeen musharaxiin ay iyagu wataan.

Haddaba Halkan Ka Akhriso Qoraalka:

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW