Wararka Caalamka Muuqaal:- Abukaataha Weriye Gurbiye Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Kiiskiisa Luuliyo 8, 2020 Daahir Carab oo ah Abuukaataha Weriye Gurbiye ayaa sharaxaad ka bixiyay shaqada Weriyaha iyo isbadalladii ku yimid dacwada loo haysto mudane Cabdicasiis Axmed Gurbiye. Halkan Ka Daawo Abuukaate Daahir Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Kiiska Gurbiye https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/content/uploads/2020/07/whats.mp4