Prof.Afyare Cilmi oo waraysi dhinacyo badan siiyay Goobjoog News ayaa soo dhaweeyay in ay wada hadlaan Madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe.