U bood dhigaalka

Puntland : Gaas Oo Kala Diray Gole Deegaan

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray ku kula diray Golaha Deegaanka Degmada Badhan, kadib markii lagu soo eedeeyey inay hanan waayeen shaqadii loo igmaday.

Xeer Madaxweyne Lr. 105 August 19, 2018, kuna saabsan kala dirid Golaha Deegaanka Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag.

Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Markuu arkay: Tala soo jeedinta Wasaarada Arimaha Gudaha, Dowladaha Hoose Iyo Hirumarinta Reer Miyiga.

Markay Caddaatay: In ay hanan waayeen shaqadii loo igmaday.

Waxuu Xeeriyey:

Waxaa la kala diray Golaha Deegaanka Degmada Badhan.

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay madaxweynuhu.

Goobjoog News