U bood dhigaalka

Puntland oo Shaacisay Mawqifkeeda dowladnimada Soomaaliya

Sheeko:Dalka

Dowlad gobaleedka Puntland ayaa shaaca ka qaaday mowqifkooda ku aaddan hanaanka dowlad dhiska Soomaaliya.

War-saxaafadeed ka soo baxay Puntland ayaa lagu sheegay in Puntland ay qayb ka qaadaneyso dhismaha hanaanka dowladda dhiska Soomaaliya.

“Dowladda Puntland iyo Shacabkeeduba waxay hormuud ka noqdeen geeddi socodka dib loogu hirgeliyey dowladnimada Soomaaliya,” ayaa lagu yiri war ka soo baxay Puntland.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka Puntland.