U bood dhigaalka

Puntland Oo U Digtay Dadka Soo Galinaya Hantida Laga Soo Dhacay Deegaannada DDSI

Sheeko:Dalka

War-saxaafadeed ka soo baxay Maamul Goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay in gacan bir ah lagu qaban doono cid walba oo isku dayda in ay soo galiso Puntland hanta laga soo dhacay deegaanka Soomaalida ee Itoobiya,

War-saxaafadeedka waxaa lagu sheegay in hanta badan oo u badan Baabuur ay ku soo qulqulayaan deegaannada Puntland kuwaasi oo ka imaanaya deegaanka Soomaali Galbeed waxaa lagu sheegay in hantidaas ay tahay mid la soo dhacay aanan la soo galin Karin Puntland.

Haddaba war-saxaafadeedka ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Puntiland waxaa uu u qornaa sidaan.

 

 

 

 

 

 

Goobjoog News