U bood dhigaalka

Puntland: Ra’iisul Wasaaraha Cusub Waa Nin Kasoo Bixi Kara Shaqada Loo Igmaday

Sheeko:Dalka

War-saxaafadeed kasoo baxay maamulka Puntland ayaa lagu soo dhoweeyey magacaabista Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Maamulka ayaa sheegay in mas’uulkan ay u arkaan inuu yahay shaqsi kasoo bixi kara xilka loo igmaday, waxaana ay u rajeeyeen guul iyo inuu horumar gaarsiiyo dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

War-saxaafadeedka ayaa sidan u qornaa:

Madaxtooyada-Dawladda-Puntland-701x992