5 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah, BARAKACAYAASHA, Deegaanka & Cimilada, QAXOOTIGA IYO BARAKACAYAASHA By Cabdinaasir Cali ABAARAHA SOO NOQNOQDAY EE SOOMAALIYA: SABABAHA & SAAMAYNTA Abaaruhu waa masiibo dabiici ah oo muddo dheer la xiriirtay nolosha dadka Soomaaliyeed, balse sannadihii u danbeeyay waxay u muuqdeen kuwo noqday joogto, halkii ay ahaan lahaayeen dhacdooyin mararka qaarkood…
1 daqiiqo Sheeko:BARAKACAYAASHA Dawladda Soomaaliya oo dib u dejinta u samaynaysa qoysaskii ka barakacay deegaanka Sabiid iyo Caanoole Wasiirrada Arrimaha Gudaha, Gaashaandhigga, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, saraakiil Turki ah iyo masuuliyiin kale ayaa maanta gaaray deegaannada Sabiid iyo Caanoole ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo dib dejin loogu sameeyey qoysaskii ay guryahoodii dumiyeen kooxda Al-shabaab intii uu socday dagaal ciidamada dawladda iyo kooxdaas dhowaan deegaanka ku dhex maray.
1 daqiiqo Sheeko:BARAKACAYAASHA, Warar & Warbixino Dowladda Soomaaliya oo dunida u bandhigtay qorshaha qaran ee xal u helidda Barakacayaasha Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa shir-guddoomiyay Madasha daneeyayaasha Caalamiga oo lagu soo bandhigay Qorshaha Qaran ee Waddooyinka Xalka Waara oo lagu qabtay Geneva
2 daqiiqo Sheeko:BARAKACAYAASHA Qaar kamida hay’adaha gargaarka oo ka digaya xaalad cunto yari ah oo ka jirta gobolka Baay Warbixin cusub oo ay soo saartay hay’adda Islamic Relief Somalia ayaa muujineysa in cunno yari ay sii xumaanaysaahi ay ka taagan tahay gobolka Baay ee koonfur galbeed Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:BARAKACAYAASHA Baydhabo: Mashruuca Xalka Waraa oo lagu Hirgelinayo Guryo Loogu Talogalay Barakacayaasha Hay’adda Al-najaat Al-kheyriya ee dalka Kuwait ayaa magaalada Baydhabo ka billowday in ay guryo u dhisto dadka barakacayaasha ah ee ay saameeyeen abaaraha, kuwaas moddo deegaansanaya gudaha