3 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS oo soo saartay habraac cusub oo wax badan ka badalaya qiimihii hore ee Laysinka Mootada Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS. ayaa soo saartay Habraac cusub oo wax badan ka badalaya qiimihii hore ee Laysinka Mootada uga bixijiray Darwaladda Gaadiidka Bajaajka ku shaqeysta.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka wax ka ogow canshuurta iibka iyo dadka ay ku waajibayso. Canshuurtani ma aha mid dunida ku cusub oo dalalka caalamka intooda badan oo ay kuwa derisku kamidyihiin way ka jirtaa, waana qidmad loogu talo-galay in lagu xoojiyo
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Ra’iisul wasaaraha Xamse oo Faahfaahin Ka Bixiyay Guulaha Kala Duwan ee ay Dowladda Gaartay. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa soo xiray Madasha Aragti-wadaagga Soomaaliyeed ee Heritage, taas oo lagu gorfeynayey dejinta qorshaha kobaca.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Shirka Hormarinta Maaliyadda oo Maalintii Labaad oo Socda Muqdisho Shirka horumarinta Maaliyadda Dalka ee u dhexeeyay Wasiirrada Maaliyadda heer federaal iyo heer dowlad-goboleed ayaa maanta looga dooday sidii loo mideyn lahaa lambarka aqoonsiga cashuur-bixiyaha oo muhiim.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka ShirkaWasaaradaha Maaliyadda Heer Federaka iyo Heer Dowlad Gobleed oo Ka Furmay Muqdisho Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furay kulankii 22-aad ee shirka Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Sheegay in Dowladdu Dooneyso Gaaritaanka Iskufinaanshiyo Dhaqale Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa sheegay inay dowladda Soomaaliya ay ku dadaalayso sidii ay isku filnaasho dhaqaale u gaari lahayd, islamarkaana uga maarmi.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wafdi Ka Socda Hey’adda Duulista Rayidka Daladda Bariga Afrika oo Soo Gaaray Muqdisho Wafdi ka socda qeybta duulista Rayidka ee Ururka Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha bulshada Bariga Afrika ayaa soo gaaray Magaala madaxda dalka ee Muqdisho, waxaana si heer sare ah u soo soo dhaweeyey masuuliyiin.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Ra’iisulwasaare Xamse oo Magacaabay u Qaabilsanaha Xukuumadda ee Daladda Bariga Afrika Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay agaasime guud oo Soomaaliya u qaabilsanaan doona arrimaha ururka Iskaashiga Dhaqaalaha bulshada bariga ee EAC.
3 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka War Murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Qurba Joogta Soomaaliyeed ee Ka Socday Magaalada Dooxa Waxaa guul ku soo gabagaboobay Shirka Qurbajoogta Soomaaliyeed 2024, kaas oo uu halkudhigiisu ahaa “Jiheynta Awoodda Qurbajoogta Soomaaliyeed.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Xubno Ka Tirsan Baarlamaanka Ururka Iskaashiga Bariga Afrika oo Muqdisho Soo Gaaray Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow oo ay wehliyaan xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee baarlamaanka dalka ayaa garoonka.