1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo Ka Wadahadlay Hormarinta Dekadaha Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda JFS Mudane Maxamed Cabdulqaadir Dhucle oo uu wehlinayo Agaasimaha Guud ee Wasaardda Dekadaha Mudane Axmed Yuusuf Cabdulle.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Soomaaliya oo Ka Qeybgashay Shirkii Koowaad ee Golaha Wasiirrada Ururka EAC Wafdiga ka socda Dowladda JFS oo uu hogaaminayo Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibedda iyo Xiriirka Caalamka ahna u qaybsanaha Arrimaha Bulshada Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC) Ali M Omar (BALCAD) ayaa ka qayb galay.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasaaradda Qorsheynta iyo Maalgashiga oo Muqdisho Ku Qabatay Shirka Sedex Biloodlaha ah Waaxda Kormeerka iyo Qiimeynta ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Hormarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta martigelisay Shirka Saddex-biloodlaha ah ee Guddi-hoossaadka Kormeerka.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Soomaaliya iyo Ciraaq oo Ka Wadahadlay Horumarinta Dhaqaalaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Madaxa Dhadhaqaaqa Al-Xikma ee dalka Ciraaq, Sheekh Cammaar Al-Xakiim.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Ra’iisulwasaare Xamse oo Daahfuray Shir Weynaha Todobaadka Kalluumaysiga Soomaaliya Ra’iisul wasaaraha wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magaalada muqdisho ka furay shirweynaha todobaadka kalluumaysiga dalka oo looga hadlayo sidii looga faa’iidaysan.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Hanti-dowraha Qaranka oo Sheegay in 30 Million Lacag Ku Dhow La Lunsaday Hanti-dhowraha Guud ee qaranka Mudane Axmed Ciise Guutaale oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in Ku dhowaad $21 Milyan oo dollar aysan qasnadda dowladda ku dhicin oo gaar loo leexsaday, islamarkaana baaritaan ay sameeyeen.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Dowladda Soomaaliya oo Magacowday u Qeybsanaha Arrimaha Xiriirka Bulshada Bariga Afrika Ra ’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Bare ayaa Mudane Cali Cumar ( Balcad ) u magacaabay in uu noqdo u qeybsanaha Arrimaha xiriirka Bulshada Bariga Afrika.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Maxuu Yahay Heshiiska Dowladda Soomaaliya iyo Sanduuqa OPEC ay Gaareen? Waxa maanta magaalada Viena ee dalka Austria heshiis kula saxiixday Sanduuqa Horumarinta Caalamiga ah ee OPEC iyo Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige heshiiskaas.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Guddoomiyay Shirka Dowladaha Deeqaha Bixiyo oo Ka Dhacay Nairobi Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir guddomiyay kulan muhiim ah oo ay isugu yimaadeen labada heer ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo deeq bixiyeyaasha caalamiga ah oo ka dhacay magaalada Nairobi.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Maanta Muqdisho Ka Shirka Dib u Habeynta Maaliyadda Dalka Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta daah-furay shirka dib-u-habeynta Maaliyadda ee Dowladda Soomaaliya iyo Hey’adda lacagta Adduunka ee IMF.