1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Ka Qeybgalay Shirka Wasiirrada Maaliyadda Jaamacadda Carabta Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka qeyb galay Fadhiga 33-aad ee shirka Wasiirada Maaliyadda dalalka Jaamacadda Carabta oo sanadkaan lagu qabtay Magaalada Manama.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Ku Booriyay Maalgadhiga iyo Kobcinta Dhaqaalaha Dalka ay Wadaan Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa hadal uu ka jeediyay Isku-imaatinka Maalgeshiga Qurba-joogta Soomaaliyeed ee lagu qabtay maanta Caasimadda Muqdisho.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka UNDP oo Soomaaliya Ka Taageeraysa Dib u Dhiska Kaabayasha Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, dib udhiska iyo Guryeynta XFS Wasiir Mudane Abdisalam Ali Dhaay oo ay wehlinayeen qaar kamid ah agaasime waaxeedyada Wasaaradda ayaa kulan la qaatay Madaxa UNDP ee Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda XFS “𝟐𝟕 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐃𝐨𝐨𝐥𝐥𝐚𝐫 𝐨𝐨 K𝐨𝐫𝐚𝐫 𝐚𝐡 A𝐲𝐮𝐮 S𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 D𝐚𝐤𝐡𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟒-𝐭𝐢𝐢 𝐁𝐢𝐥𝐨𝐨𝐝 𝐞𝐞 L𝐚𝐬𝐨𝐨 D𝐡𝐚𝐚𝐟𝐚𝐲” Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Bixi Imaan Cige oo maanta shir jaar’id ku qabtay xarunta Wasaaradda Maaliyadda ayaa ka warbixiyay hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda dalka iyo horumarka.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Ka Qeybgalay Shirka Hey’adda Hormarinta Bangiga Adduunka Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga qeyb galay shirka 21-aad ee Hay’adda Horumarinta Bangiga Adduunka.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Faahfaahiyay Shir Caalami ah uu Kaga Qeybgalay Mareykanka Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa ka warbixiyay shirarkii hey’adaha dhaqaalaha adduuunka ee uu magaalada Washington ee dalka Mareykanka uga qeyb galay.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Ka Qeybgalay Shir Looga Hadlayay Dhaqaalaha Soomaaliya Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Washington ee dalka Mareykanka oo uu ka socdo shirka xiliga Gu’ga ee IMF iyo Bangiga Adduunka ayaa ka qeyb galay shirar muhiim u ah.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Hey’adaha Caalamka Ugu Baaqay Iney Ka Qeybqaataan Hormarinta Dhaqaalaha Soomaaliya Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Iimaan Cige oo ku sugan magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa ku boorriyay hay’adaha maaliyadda caalamka in ay ka qeyb qaataan sidii Soomaaliya .
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Bangiga Adduunka oo Warbixin Kasoo Saaray Xaaladda Dhaqaale ee Soomaaliya iyo Sicir Bararka Bankiga Adduunka ayaa warbixin uu soo saaray Isniintii kaga dayriyay xaaladda dhaqaale ee dalalka dunida ugu saboolsan oo uu sheegay in farqiga dakhliga dalalka saboolka ah iyo kuwa qaniga ah uu si aad ah u kordhay.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Waashinton Kaga Qeybgalo Shirka IMF iyo Bangiga Adduunka Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Washington DC, halkaas oo lagu qabanayo shirka xiliga gu,ga (Lix biloodlaha) ee IMF.