1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Qaahira uga qeybgalay shir looga hadlayo arrimaha Dhaqaalaha iyo Maaliyadda dalalka Carabta Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta magaalada Qaahiro ee Caasimadda dalka Masar uga qeyb galay shirka 131-aad ee Wasiirada Maaliyadda dalalka Jaamacadda Carabta.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Magaalada Dubia Uga Qeybgalaya Shirka Sanadlaha ah Hey’addaha Maaliyadda Carabta Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan dalka Isutaga Imaaraatka Carab ayaa ka qeyb galay furitaanka shirka sanadlaha ah ee Hey’addaha Maaliyadda dalalka.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Hobyo: Khubaro ka socda Dekadaha Jibuuto oo ay Magaalada u tagay Howlaha Dekadda Magaalo Xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug uu sacdo Mashruuca dhismaha dekadda ayaa waxaa soo gaaray wafdi ka kooban Madax, khudaro iyo Injineero ka socday Dekaddaha dalka Jabuuti, kuwaas oo qeyb ka noqon doona.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Maxay Ka Wadahadleen Ra’iisulwasaare Ku-xigeenka Dalka iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Bangiga Adduunka? Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa la kulmay Ku-xigeenka Madaxweynaha Bangiga Adduunka ee u qaabilsan Horumarinta Karaanka Aadanaha.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Akhriso: Qodobada Kasoo Baxay Shirka Wasaaradda Maaliyadda Federalka iyo Dowlad Goboleedyada Wasaaradaha Maaliyadda ee federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa galay shir u dhacay qaab fogaan ah, kaasi uu shir guddoomiyay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federalka Federalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo kulan muhiim ah la yeeshay Guddiga Maamulka Wanaagga ee Deeq-Bixiyayaasha Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir-gudoomiyay kulanka billaha ah ee Guddiga Maamul-Wanaaga Maaliyadda ee magaciisa loo soo gaabiyo #FGC.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka IMF oo Soomaaliya u Sixiixday $100 Milyan Deyn cafintii kadib, tallaabo lagu taageerayo dowladnimada Soomaaliya, hey’adda Lacagta Adduunka (IMF) ayaa ansixisay hannaan cusub oo taageero maaliyadeed ah kaas oo socon doona 3 sano, laguna siinayo Soomaaliya ilaa $100 milyan.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Dowladda Soomaaliya oo Laga Cafiyay 4.5 Bilyan Deyn ah Qoraal goordhow kasoo baxay hey’adaha lacagta adduunka sida Wold Bank iyo IMF.ayaa lagu sheegay in Soomaaliya laga cafiyay deyntii 4.5 Bilyan oo dollar.
5 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Warbixin: Wax Kabaro Qorshe Howleedka Aragtida Horumarka Qarni jirsiga Soomaaliya ee 2060. Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabogabeeyay kulan heerkiisu sareeyo oo golaha dhaqaalaha qaranka ee Soomaaliya ee uu hoggaamiyo madaxweynaha JFS Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ay kusoo bandhigeen Hiinsiga Qorshe…
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Qodobbo Muhiim ah oo Looga Hadlay Kulanka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya iyo Ku-xigeenka Erganga Qaramada Midoobay Ee Banii’aadannimada Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Mr. George Conway, oo sidoo kale ah Uqeybsamaha isku-duwidda Howlaha Bani’aadannimo ee Soomaaliya.