1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐔𝐊 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐧𝐬𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐞𝐲𝐦𝐢𝐡𝐢𝐢 𝐚𝐲 𝐤𝐮 𝐥𝐚𝐡𝐞𝐲𝐝 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚. Arrinkan ayaa yimid kadib kulan muhiim ah oo ay maanta wadayeesheen Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige iyo masuuliyiinta Safaaradda UK ee Muqdisho, Soomaaliya, xilli dhowaan Somaaliya laga cafiyay deymihii lagu lahaa.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Hanti-dhowraha Qaranka oo Shaaciyay in Bangiga Adduunka Loo Gudbiyay Xisaabxirka Mashaariicda Hanti dhowrka guud ee Qaranka mudane Axmed Ciise Guutaale ayaa shaaciyay in lasoo gudbiyay warbixino muhiim ah oo ku saabsan xisaab xirka mashaariicda uu bixiyo Bankiga Adduunka, iyadoo laga yaabo in laga hortago dhibaato dhaqaale.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Paris Club oo $2 billion Ka cafiyay Soomaaliya Wada hadal mirodhal oo ay Dowladda Soomaaliya iyo Paris Club ku yeesheen caasimadda dalka Faransiiska ayey 10-ka dal ee naadigaasi ku mideysan Soomaaliya ka cafiyeen 99%, taasi oo ka dhigeysa in Muqdisho.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Gaaray Magaalada Paris Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa gaaray Magaalada Paris ee dalka Faransiiska halkaas oo uu u tagay dhameystirka iyo wada xaajoodka Wadamada ku bohoobay 𝐍𝐚𝐚𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐏𝐚𝐫𝐢𝐬 (𝐏𝐚𝐫𝐢𝐬 𝐂𝐥𝐮𝐛).
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Askar Kamid Noqnaya Ciidanka Booliiska oo Muqdisho Lagu Dhaariyay Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed S/guuto Sulub Axmed Firin, ayaa ka qeybgalay munaasabad maanta lagu dhaariyey 300 oo askari oo ka tirsan Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, kuwaas oo shalay tababar loogu soo xiray.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Shirka Hormarinta Maaliyadda oo Nairobi Kusoo Gabagaboobay iyo Wasiir Biixi oo Ka Warbixiyay Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa waxaa ku soo gebogaboobay shirka horumarinta Maaliyadda ee IMF iyo hay’adaha Dowladda, kaasoo muddo toddobaad ah ka socday magaaladaasi.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasaaradda Maaliyadda Soomalaiya oo IMF Uga Warbixisay Muhiimadda Suuqa Bariga Afrika Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa waxa uu ku casuumay shirka horumarinta Maaliyadda ee IMF iyo Dowladda Soomaaliya Ergayga gaarka ah Dalalka Bulshada Bariga Afrika Mudane Cabdisalan.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Dowladda Soomaaliya iyo Hey’adda IMF oo Maanta Shir Uga Furmay Magaalada Nairobi Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo uu weyhiyo Wasiirka Wasaaardda Qorsheynta Qaranka iyo Gudoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa maanta daah-furay.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Shirka Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Waxa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho shir ay isagu yimaadeen Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Shirkii 21aad ee Wasiirada Maaliyadda DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo Muqdisho ka furmay Waxa maanta ka ka furmay magaalada Muqdisho kulan ay isku yimaadeen Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir. Shirkaan ayaa diiradda lagu saari doonaa.