2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyey kulanka Guddoonka Baarlamaannada EAC Arusha, Tanzania – 2 Oktoobar 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Arusha ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka, Golaha Shacabka Ra’iisul Wasaare Xamse iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Kulan Degdeg ah Yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa kulan degdeg ah la yeeshay Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Jaamac, iyadoo ay jirto xiisad siyaasadeed oo ka dhex taagan madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya.…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Furmaya, iyadoo Kursiga Guddoomiyaha Golaha Shacabka uu Bannaanyahay Magaalada Muqdisho waxaa maanta oo Sabti ah, 1-da Agoosto 2026, ka furaanaya Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaas oo ay wadajir u fadhiisan doonaan Mudanayaasha labada aqal (Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare)
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan British ah oo loo diiday hawada Soomaaliya kana degay Hargeysa Xildhibaan ka tirsan Golaha Guurtida ee dalka Ingiriiska ayaa gaaray magaalada Hargeysa, kaddib markii dowladda Soomaaliya ay horraantii toddobaadkan hawada ka celisay diyaarad uu saarnaa. Lord Ashcroft ayaa qoraal uu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaanada Soomaaliya ee Matalaya EALA oo Maanta Lagu Dhaariyey Arusha Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Arusha loogu dhaariyey xubnaha Soomaaliya u matalaya Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika (EALA), taasi oo ah guul muhiim ah oo dhinaca siyaasadda iyo iskaashiga gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka WAR DEG DEG: 221 Xildhibaan oo Ansixiyey Dhammaystirka Dastuurka JFS Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u meelmariyey wax-ka-beddelka iyo dhammaystirka Dastuurka Ku-meelgaarka ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS). Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Aadan Maxamed Nuur Madoobe, ayaa ku dhawaaqay…
4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka, Maqaallada Goobjoog Barlamaanka oo Waddada u Xaaraya Dhammaystirkii Dastuurka: Ma Guul baa mise waa Gunaanadkii Wadajirka Federaalka? Muqdisho — Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qorsheynaya inuu berri yeesho fadhi taariikhi ah, kaas oo looga doodayo ansixinta 9 cutub oo ka tirsan dastuurka kumeel-gaarka ah. Tallaabadan ayaa timid ka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoonka Baarlamaanka oo Ganaax Muddo Ah Dul-dhigay 7 Xildhibaan Kusimaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka BJFS, Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa soo saaray go’aan rasmi ah oo shaqada looga joojiyay lix xildhibaan oo ka tirsan Golaha…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka DEG DEG: 19 Xildhibaan oo laga Mamnuucay Fadhiyada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka, ahna Guddoomiye Kuxigeenka 2aad ee Baarlamaanka JFS, Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa soosaaray wareegto rasmi ah oo xildhibaanno gaaraya 19 mudane looga joojiyay kaqeybgalka fadhiyada Baarlamaanka.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kulamadii Labada Gole ee BFS oo u Baaqday Kooram La’aan Waxaa maanta si rasmi ah u baaqday kulamadii loo qorsheeyay in ay yeeshaan xildhibaannada labada gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ka dib markii la waayay kooramkii lagama maarmaanka u ahaa in fadhigu ku furmo.