Maalmihii la soo dhaafay waxaa taagnayd Xiisad ka dhalatay hadal ay jeediyeen mudaneyaal ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo ka soo jeeda deegaanada koonfur galbeed, kuwaas oo sheegay in ciidamada Itoobiya ay dalka, gaar ahaan gobollada ay matalaan abaal ku leeyihiin oo wax badan oo arrimaha nabad-gelyada la xariira ay u qabteen