1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Diwaan Galinta Musharaxiinta 5 kursi Oo Kismaayo Kasocota Gudiga hirgalinta dorashooyinka SEIT Jubbland ayaa shaaciyay liiska odyaasha dhaqanka 5 kursi oo beri lagu dooranayo magalada Kismaayo ee xaruunta maamulka Jubbland . Kuraasta beri lagu dooranayo magalada kismaayo ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Doorashada Golaha Shacabka Somaliland Oo La Soo Gabagabeeyay Waxaa maanta magaalada caasimadda ah ee Muqdisho lagu doortay 3-dii kursi ee ugu dambaysay ee golaha shacabka gobollada Waqooyi ee Somaliland, kuwaas oo kamid noqonaya Baarlamaanka 11-aad. 1: Kursiga tirsigiisu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hirshabeelle: Jadwalka Doorashada 7 Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca doorashada 7 kursi oo lagu dooranayo magaalada Baladweyne. Kuraasta la shaaciyay ayaa waxaa kamid ah HOP#003, HOP#006, HOP#022, HOP#031, HOP#032, HOP#068…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Xildhibaannada Kusoo Baxay Doorashadii Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa maanta lagu doortay lix kursi oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya, oo ka mid 13…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Eedeysane Fahad Oo Loo Soo Xulay Baarlamaanka 11-aad Agaasimihii hore ee hey’adda sirdoonka Soomaaliya Fahad Yaasin Xaaji Daahir ayaa maanta loo soo xulay in uu kamid noqdo xildhibaan ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee. Fahad Yaasiin ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka FEIT: Waxaa Markale Lala Wareegay Dhammaan Baraheenna Bulshada Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal ee FEIT ayaa shaaciyay in dhamaan lagala wareegay baraha bulshada ee guddiga. War ka soo baxay guddiga FEIT ayaa lagu sheegay in aysan mas’uul ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jubbaland Oo Shaacisay Jadwalka Doorashada 5 Kursi Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Jubbaland ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca doorashada 5 kursi oo dhawaan lagu dooranayo magaalada Kismaayo. Kuraasta la shaaciyay ayaa doorashadooda la qabanaya maalinta talaadada ah…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Eedeysane Fahad Oo Qaatay Shahaadada Kursiga HOP#086 Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo kamid ah eedeysanayaal loo heysto dilka Sarkaal ayaa galabta gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan. Fahad ayaa u sharaxan kursiga tirsigiisu yahay #086, oo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ra’iisalwasaare Rooble oo Guddi u Magacaabay Cabashada Banaadiriga Ra’iisalwasaaraha dowladda federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa uu magacaabay tabasho ay soo gudbiyeen beelaha Banaadiri, kadib kulan maanta uu Muqdisho kulan kula yeeshay waxgaradka uu xafiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka IMF: Haddaan La Helin Dowlad Cusub Bisha May Waxaa Istaagaya Taageeradeenna IMF ayaa sheegtay in barnaamijyadeeda Taageridda ciidamada, Deyn cafinta iyo Taagerada ay siiso dowladda Soomaaliya halis ugu jiraan in la joojiyo marka la gaaro bisha May haddii aanay doorashada dhamaan.…