1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Federaalka Ah oo Maanta Ansixiyey Heshiiska Doorasho Dadban Xidhibaannada labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta ansixiyey heshiis siyaasadeed oo dhigaya doorasho dadban in dalku aado 2020/2021 Codeyn ay sameeyeen waxaana heshiiska ogolaatay 252 xildhibaan, halka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mooshin Ka Dhan Kenya oo Hadda Looga Doodayo Baarlamaanka Federaalka ah Waxaa hadda fadhiga baarlamaanka ka socda doodda mooshin ka dhan ah dalka Kenya iyo xasuuqa ay wado gudaha Soomaaliya gaar ah xadka Gedo. Qeyb yar oo ka mid ah xildhibaannada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada Baarlaamaanka oo Maanta U Codeynaya Heshiiskii Villa Somalia iyo Dowlad Goboleedyada Xildhibaannada labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh Muqdisho, waxaana lagu wadaa in la horgeeyo heshiiskii doorasho ay wada gaareen Villa Somalia iyo madaxda maamul goboleedyada.…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Haweeneey Soomaali ah oo Xildhibaan Ka Aheyd Gudaha Ingiriiska oo Iscasishay Raaqiyo Mohammed Ismail oo u dhaltay Soomaalida UK, kana tirsaneyd xisbiga shaqaalada wasdanka Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday in ay iska casishay xubintii xildhibaannimo ee xisbiga, kadib markii ay khudbad ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka oo Sabtida u Ballansan Ansixinta Heshiiska Doorashada Xildhibaannada 2021 Tallaabo ka dhalatay isafgardkii dhexmaray labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah, waxaa berri oo sabti ah lagu wadaa in baarlamaanka oo wadajira la horkeeno heshiiska ay madaxdu ku gaareen arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ra’isul wasaare Maxamed Rooble oo La Ansixiyey, Codsi Kale Ayuu Diray Ra’isul wasaaraha uu dhowaan magacaabay madaxweyne Farmaajo ee Maxamed Rooble ayaa maanta helay codka kalsoonida iyada oo golaha shacabka ay siiyeen 215 cod oo inta hoolka joogtay, ma jirin cid…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Farmaajo oo Golaha Khudbad Ka Jeedin Doono Si Kalsooni Loo Siiyo Ra’iisalwasaare Rooble Xaruunta Golaha shacabka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya waxa maanta ka qabsoomaya kulan ujeedkiisu uu yahay sidii codka kalsoonida loogu qaadi lahaa Ra’’iisulwasaaraha magacaaban Maxamed Xuseen Rooble. Mudanayaasha Barlamaanka ayaa loo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Shirkadda BURN Oo Somalia Ka Hirgelineysa Mashruuc Cunto Karis Wanaagsan Shirka la tashiga daneeyayaasha maxaliga ah ee heerka waxqabadka hufan ee karboonka iyo karinta cuntada wanaagsan ee nadiifta ah sida ay ugu suurtoobi lahayd qoysaskeena ku nool Somalia. Mudanayaal iyo marwooyin,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Beesha Caalamka oo Doorashada Lagu Heshiiyey Ku Sheegtay Mid Rajo Xumo Ah Beesha caalamka ayaa niyad xumi iyo rajo la’aan ka muujisay nidaamka doorasho oo ay ku heshiiyeen dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada. Qoraal kasoo baxay ayaa lagu sheegay in heshiiska…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Somaliland: Qeyb Kama Nihin Doorashooyinka Soomaaliya Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland ayaa lagu sheegay in aysan shaqo ku laheyn nidaamka doorashooyinka Soomaaliya, waxaana ashtako ka dhan ah dowladda federaalka Soomaaliya ay u gudbisay beesha…