1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu kulan ku leeyahay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka maanta ayaa ah. Akhrinta k1-aad ee sharciga dambiyada galmada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare oo Dalbaday In La Baaro Been-abuur uu Sameeyey Golaha Shacabka Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa dalbaday in baaris degdeg ah lagu sameeyo, been abuurista lagu sameeyay Habraaca dhaqan galinta Xeerka Maaliyadda Guud ee dalka. Senatarro ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Waraysi: Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa Wasiirkii arrimaha gudaha ahna xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xuseen Maxamed Odawaa oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog ayaa uga hadlay dhinacyo badan, kuwaas oo xiligaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Taiwan oo Wakiil Keensaneysa Somaliland iyo Muuse Bixii oo Diiday La Kulanka Safiirka Shiinaha Wararkii ugu dambeeyey ee xiisadda Shiinaha iyo Somaliland ayaa sheegaya in Taiwan ayaa go’aansatay in dabayaaqada bishan ay wakiil usoo magacaabato Somaliland iyada oo sidoo kale ay labada dhinac si…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare oo Ansixiyey Xubin Kamid Noqoneyso Guddiga Doorashooyinka Qaran Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyey xubin kamid noqoneysa guddiga maddaxabannaan ee doorashooyinka qaranka. Golaha oo kulan ku sheeshay Muqdisho ayaa cod gacan taag ah…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Lagu Ansixiyey Kulanka Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey dib ugu noqqoshada miisaaniyadda dalka ee 2020-ka, kaas oo xukuumaddu soo gudbisay. Waxaana ogolaaday in lasiiwado dooda dib u eegista miisaaniyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadli-doonaa Kulanka Berri ee Golaha Shacabka? Maalinta berri ah golaha shacabka waxaa uu yeelan doonnaa kulankooda caadiga ah. Ajendaha waxaa uu ahaan doonaa: 1. Sii Wadida Dib u eegista Miisaaniyadda 2020 2. Ka Doodis iyo u…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Xuduudaha iyo Fedaraalka Dalka oo Kulan La Qaatay Xubno Ka Socday Hirshabeelle Guddiga xuduudaha iyo fedaraalka dalka oo maanta kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho xubno ka socday dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa kala hadlay si loo dhameystiri lahaa sharciyada dowlad gobaleedyada loona sixi…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xisbiga Wadajir “Golaha Adeegga Garsoorka Ay Magacabeen Xubno Ka Tirsan Xukuumaddii Dhacday Waa Tillaabo Kale Oo Muujinaysa In Lagu Tuntay Dastuurka Dalka” Xisbiga Wadajir Warsaxaafadeed ka soo baxay ayaa lagu sheegay Magacaabista XubnahaGolaha adeega Garsoorka in uu yahay mid sharci darida ah oo aan waafaqsaneen Dastuurka Dalka. Halkan Ka Aqriso Qoraalka Ka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Xubnaha Ku Matalayo Guddiga Farsamo Ee Doorashooyinka Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Magacaabay Guddiga Farmada ee ka shaqeyn doona hanaanka doorashooyinka xubnaha uga soo aadday maamulka Galmudug. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Galmudug…