1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Furmaya Waxaa saacadaha soo aaddan lagu wadaa in magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka uu ka furmo kalfadhiga 7-aad ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya waxaana ka soo qeybgeli doono furritaanka kulankan madaxda ugu…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xukuumadda Soomaaliya oo Billowday Fulinta Amarkii Ra’iisulwasaare Kheyre Ee Doorashada Shirka Guddi hoosaadka Tubta Siyaasadda loo dhanyahay oo maanta lagu qabtay Muqdisho ayaa lagu falanqeeyay sidii loo fulin lahaa amarkii Ra’iisul Wasaaraha ee ahaa in Xukuumaddu si buuxda uga shaqayso…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hay’adaha u Xilsaaran Dib-u-eegista Dastuurka oo Ka Shiray Qorshaha Dhameeystirka Dastuurka Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta gudoomiyay shir ay ka qeybgaleen dhamaan masuuliyiinta sar-sare ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gudigga Baarlamaanka ee La-socodka Dib-u-eegista iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madasha Qaranka oo Soojeedisay In Laga Tashto Hannaanka Doorashada 2020/2021 Madasha xisbiyada qaran ee ka jira daka ayaa maanta qoraal ay soo saareen waxaa dowladda federaalka ah loogu baaqay in ay qabato doorasho waqtigeeda ku dhacda, iyagoo soo dhoweeyey hadalkii…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kheyre: Maanta Laga Bilaabo Shaqadeennu Waa In Dalka Gaarsiinno Doorasho Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta ka hadlayey kulanka golaha wasiirrada ayaa sheegay iney maanta laga bilaabo xukuumadiisa ka shaqeyn doonto sidii dalka uga dhici laheyd doorasho loo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Sheekh Shariif: Waxaan Ka Digeyna isku Day Walba oo Dib Loogu Dhigayo Doorashada Qaranka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed haatanna ah guddoomiyaha madasha xisbiyada qaran oo ka hadlayay doorashada la filayo in sanadka soo aaddan ay dalka ka dhacdo ayaa waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Abshir oo Sharraxaya Waxqabadka Baarlamaanka ee Ka Horeeya imaanshiyaha GMDQ Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee aqalka sare Abshir Maxamed Axmed oo shalay ka hadlay kulankii ay yeesheen guddiga joogtada labada aqal ee baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya ayaa waxa uu sharraxaad…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiirro Dhowaan Madaxweyne Deni uu Magacaabay oo La Dhaariyey. Madaxweynaha dowladda goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta Wasiirro iyo Wasiirro ku-xigeeno uu dhowaan Madaxweynuhu magacaabay oo galabta si rasmi ah xilkaasi loogu dhaariyey.…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guuleed: Doorashooyinka Waa in ay Ku Dhacaan Xilligooda Dastuuriga ah Mar walba oo la gaaro xilli kala guur ah ama gunnaanadka muddo xilleedka dowladda markaasi jirta waxaa bilaawda cabsi iyo guux ku saabsan mudo korarsi. Fikirkaan inta badan waxaa curiya…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Degdeg: Xilliga uu Furmayo Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo La Shaaciyay Kulan ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen guddiga joogtada ah ee golaha labada aqal ayaa waxa ay ku shaaciyeen xilliga rasmiga ah ee uu furmi doono kalfadhiga 7-aad ee baarlamaanka…