Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo Muddo Kordhin U Sameeyay Madaxweyne Laftagareen Waxaa maanta baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ay muddo kordhin u sameeyeen madaxweynaha maamulkaasi Cabdicasiis Xasan Laftagareen oo wax ka yar saddex sanno ay uga harsan tahay muddo xil heyntiisa.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Kal Fadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya Labaddiisa Gole oo Dib Loo Dhigay Qoraal si wada jir ah uga soo baxay guddoonka labada baarlamaan ee federaalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu go’aamiyay in dib loo dhigo kal fadhiga 7-aad ee baarlamaanka labada aqal ee…
2 daqiiqo Guddoomiye Abshir: Hannaanka Qaadashada Shaqada Dowladda Shaqaalaha Dowladda waxaa lagu qaadan karaa oo keli ah hab tartan ah oo waafaqsan Sharciga Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda; Sharciga Shaqada 1972 (Labour Code) iyo mabaadii’da guud ee #Dastuurka KMG ah. Sidoo…
1 daqiiqo Galmudug: Gaalkacyo oo Yeelaneyso Gole Deegaan Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Cabdi Kaariye Qoorqooq ayaa magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada golaha degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ,guddiga madaxweynaha uu magacaabay oo ka kooban 13 ayaa lagu wadaa…
2 daqiiqo Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo Ansixiyay Miisaaniyadda Sanadka 2020 Ee maamulkaasi Baarlamaanka Dowlad gobaleedka Koonfur galbeed ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Baydhabo waxaa ay ku meel mariyeeen miisaaniyadda maamulka uu ku shaqeyn doono sanadka 2020. Kulanka ayaa waxaa shir…
7 daqiiqo Baaris: 1,000 Ardey oo Waxbarasho Ku Weyn Doonta Khilaafka Siyaasadeed ee DF iyo Puntland! Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda waxbarashada ayaa todobaadkii hore mar qura ku soo toosay go’aanka ay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ku xireyso iskuul 15 May, kuna soo afjartay hawlgalkii…
1 daqiiqo Akhriso: Sida ay u Dhacday Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed Baarlamaanka dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa soo gaban gabeeyey doorashadii gudoomiye- xiigeennada baarlamaanka labaad ee maalmulka oo maanta galinkii hore Cali Siciid Fiqi u doortay gudoomiyha golaha wakiillada. Guddoomiye ku-xigeenka…
1 daqiiqo Safiirkii Soomaaliya Ee Midowga Yurub oo Noqday Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Baarlamaanka dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa goordhow guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulaasi u doortay safiirkii hore ee Soomaaliya ee Midowga Yurub Dr. Cali Siiciid Fiqi. Hoolka ay ka dhaceysay doorashada guddoonka ayaa…
1 daqiiqo Murashaxiinta Guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed Oo Maanta Khudbadahooda Jeedinaya Iyadoo shalay la diiwaan galiyay murashaxiinta u taagan qabashada xilka guddoonka baarlamaanka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa haddana waxaa la filayaa in murashaxiintaas ay kudbadahooda maanta ka jeediyaan magaalada Beydhabo ee…
1 daqiiqo Murashaxiinta Gudddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed Oo Maanta is Diiwaangalinaya Waxaa magaalada Beydhabo ee maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya maanta ka soconaya is diiwaangalinta musharixiinta guddoonka baarlamaanka maamulkaasi oo dhowaan loo soo xulay xildhibaano cusub. Shalay guddiga doorashada goddoonka baarlamaanka Koonfur…