1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mahad Salaad: Sharciga Batroolka Sooma Marin Habraaca Sharci-Dejinta Mana Waafaqsana Dastuurka Xildhibaan Mahad Maxamed Saalad oo ka mid ah xildhibaanada golaha shacabka ayaa ka dhawaajiyay in sharciga batroolka ee uu saxiixay madaxweynaha uu yahay mid aan soo marin habraaca sharci dajinta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga doorashooyinka Puntland oo Gaaray Boosaaso Guddiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka dowlad gobaleedka Puntland ayaa maanta waxaa ay gaareen magaalada Bosaso ee gobalka Bari, waxaana magaalada ku soo dhaweeyey goddomiyaha gobalka iyo mas’uuliyiinta degmada Bosaso.…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Aqalka Wakiillada Somaliland oo Sheegaya in Doorashada Ku Dhaceyso Waqtigeeda Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland Suleymaan Maxamuud Aadan oo maanta furay kala fadhigii 71-aad ee golaha wakiilada , kaas oo inta badan ay soo xaadireen xildhibaannada. Guddoomiyaha ayaana sheegay in doorashada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Degdeg: Aqalka Sare Oo Ansixiyay Sharciga Doorashooyinka Qaranka Xildhibaanada golaha aqalka sare oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda ayaa waxa ay dood adag ka yeesheen akhrinta 3-aad ee hindise sharciyeedka doorashooyinka qaranka iyaga oo maanta ugu dambeyn ansixiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Golaha Aqalka Sare Oo Maanta Meelmarinaya Sharciga Doorashooyinka Xildhibaanada golaha aqalka sare ayaa maanta lagu wadaa in ay si rasmi ah u meelmariyaan sharciga doorashooyinka dalka si loo cadeeyo nuuca doorasho ee dalka ka qabsoomi doonto sanadka 2021-ka.…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada Federaalka Ee Puntland oo Ka Hadlay Khilaafka Wasaaradda Waxbarashada iyo Maamulka Xildhibaannada baarlmaanka federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda dowlad gobaleedka Puntland oo maanta Muqdisho kulan ku yeeshay, ayaa ka hadlay khilaafka dhanka waxbarashada ee u dhaxeeya dowladda dhexe iyo dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Yaa Ku Tartamaya Doorashada Maanta Ee Galmudug, Yaase Diidan? Doorasho hal dhinac ah ayaa maanta ka dhaceysa Dhuusamareeb kadib markii ay qaadhaceen murashaxiinta mucaaradka. Doorashadan waxaa ku tartami-doona: Axmed Cabdi kaariye( Qoorqoor), Dr. Abdirahman Sabriye, Axmed Shire Falagle iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Golaha Aqalka Sare Oo Maanta Ka Doodaya Sharciga Doorashooyinka Xildhibaanada golaha aqalka sare oo maanta kulan ku leh xaruntooda ayaa ka shiraya hindise sharciyeedka doorashooyinka qaranka xilli ay soo dhawdahay doorashada dalka ka qabsoomi doonta sanadka 2021-ka. Maanta oo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Soomaaliya: Golaha Aqalka Sare oo Diiday Heshiiska Qarniga ee Trump Golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Ah ee Soomaaliya ayaa maanta ka hor yimid heshiiska qarniga oo saaka aroortii uu ku dhawaaqay madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump. Dhammaan mudanayaasha aqallka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug: Dowladda Federaalka oo Saddex Maalin Ku Dartay Waqtiga Doorashada Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo ku –xigeenkiisa ee dowlad gobaleedka Galmudug, ayaa maanta ku dhawaaqay in muddo saddex maalin ah dib loo dhigay doorashada. Guddiga ayaa ku micneeyey dib u dhigista…