1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Ajendaha Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah waxa ay kulan ku leeyihiin magaalada Muqdisho. Waxa uu ajendaha kulankan maanta yahay, u codeynta Heshiiska damaanad qaadka…
6 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka iyo Firaaq hay’adaha Dawladda. Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka ee Aqalka Sare horyaala qodobkiisa 11(6) waxaa lagu sheegay in Madaxweynaha JFS uu ka soo magacaabayo Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya xisbiga ama isbahaysiga doorashada ku guulaysta kuraasta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Federaalka ah oo Ansixiyey Miisaaniyadda 2020 Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan wadajir ah oo ay yeesheen waxaa ay maanta ku ansixyeen miisaaniyadda 2020. Kulanka waxaa joogay guddoonka labada aqal oo markii ugu horeysay ka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cabsi Laga Qabo ” Shutdown” Ku Yimaada Hey’adaha Dowladda Federaalka Ah!! Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta xarunta golaha shacabka ku leh kukn wadajir ah si looga baaqsado Shutdown ku yimaada hey’adaha dowladda federaalka taasi oo saameyn ku leh mushaaraadka shaqalaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mooshin Maqaamka Muqdisho Ah oo La Horgeeyey Golaha Shacabka Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah oo boqol kor u dhaafaya ayaa guddoonka golaha u gudbiyey mooshin ku saabsan maqaamka caasimadda Muqdisho. Xildhibaannada ayaa qoraalkooda ku sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Akhrinta Saddexaad Marinaya Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka oo ay kaga hadli doonaan ajande dhowr ah. Ajendaha kulanka maanta…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Beenebeene oo Sharaxay Baahida Sharciga Shirkadaha Guddoomiyaha guddiga ganacsiga, warshadaha iyo horumarinta dhaqaalaha dalka ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan Beene-Beebe ayaa sheegay in muhiim ay tahay in la helo shaciga shirkada.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Ansixiyey Sharciyo Muhiim Ah Golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta ansixiyey sharciyo muhiim sida Hindise Sharciyeedka Maamulka iyo Maareynta Maaliyadda iyo Hindise Sharciyeedka Shirkadaha. Codeyn ka dhacday gudaha golaha waxaa ay noqotay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka? Maanta oo ah Arbaca ah, 25 December 2019, waxaa jira kulanka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Ajendaha Kulanka ayaa ah u codeynta Hindise Sharciyeedka Maamulka iyo Maareynta Maaliyadda iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiirro Maanta Hortagaya Golaha Shacabka Xildhibaannada golaha shacabka oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho, ayaa kulankoodan waxa ay su’aallo ku weydiin doonaan wasiirro ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya. Wasiirada maanta hortagaya golaha shacabka ayaa…