1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Farsamada Oo Gaaray Galmudug Waxaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb guddiga farsamada ee maamul u sameynta dowlad gobaleedka Galmudug . Arrintan ayaa imaaneysa 24 saac uun markii uu guddi kale oo farsamo ku dhawaaqay madaxa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Ajendaha Maanta ee Kulanka Golaha Shacabka Maanta waxaa kulan caadi yeelan doona xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya. Akhriso Agendaha: Akhrinta 1aad Axdiga ilalinta Hanti- Dhaqameedka Xiliyadda Colaada 2. Akhrinta 1aaad ee ka…
6 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Natiijada Baarista Goobjoog Ee Lacagta Taallooyinka Ee Barnaamijka Isxilqaan Innaga oo ka ambaqaadeyna kaalinta warfaafinta ee xoojinta iyo dhiirigelinta daahfurnaanta iyo la xisaabtanka hey’adaha dowladda, Goobjoog News waxaa ay su’aalo ka keentay lacagahii taallooyinka iyo guud ahaan Barnaamijka Isxilqaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Ajendaha Kulanka Maanta Ee Xildhibaannada Golaha Shacabka Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Sabti ah waxa ay kulankoodii caadiga ah ku yeelanayaan xaruntooda cusub ee Villa Hargeysa. Ajendaha kulanka maanta ay xildhibaannada yeelanayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Recep Erdogan: Soomaaliya Wey Ku Mahadsantahay Iney Nagu Taageertay Weerarrada Suuriya Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Erdogan oo goordhow ka hadlayey baarlamaanka dalkiisa ayaa u mahadceliyey dalal ay ku jirto Soomaaliya sida ay u taageereen weerarrada uu ka wado gudaha dalka Suuriya.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Abshir oo Shir Guddoomiyey Golaha Wakiilada Jubbaland Guddoomiye ku xigeenka golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Maxamed Axmed ayaa maanta shir guddoomiyey golaha wakiilada dowlad gobaleedka Jubbaland. Guddoomiye Abshir ayaa horay u sheegay inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Soomaaliya iyo Qatar oo Dalalka Carabta Ku Diiday in La Cambaareeyo Turkiga Dalalka Soomaaliya iyo Qatar ayaa sabtidii iska diiday bayaan ay dalalka carabta soo saareen oo ka dhan ah dalka Turkiga. Carabta oo kulan degdeg ah ka yeeshay duqeyn ay Turkida…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Golaha Shcabka Iyo Aqalka Sare Oo Kala Sixiixday Heshiis Wada-Shaqeyn Ah Labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah(Golaha shacabka iyo aqalka sare) ayaa kala saxiixay heshiis taariikhi ah oo wada shaqeyn taaso oo soo afjareysa khilaaf socday sanad wax ka badan. Hadaba…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Muuse Suudi “Heshiis Hadda Kadib Oo Ku Dhiman Farmaajo Ma Jiro” Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa sheegay in aanay jirin wadahadal dambe oo u dhiman madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo, kuwaasi oo ku saabsan xaaladda guud ee dalka.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ahlu Sunna oo Qaadacday Guddiga Farsamada Doorashada Galmudug Maamulka Ahlu Sunna ayaa qaadacay guddiga farsamada ee dowladda federaalka ay u soo magacaawday dhismaha iyo qaban qaabinta doorashooyin Baarlamaanka iyo madaxweynaha ee dowlad gobaleedka Galmudug. Warqad qoraal ah oo…