1 daqiiqo Sheeko:BANNAANBAXYADA Dibadbaxayaal Careysan oo isku dayay Iney Xoog Ku Galaan Safaaradda Israa’iil ee Caasimada Mexico Wakaalada wararka ee AFP ayaa ku warameysa in isku dhacyo ku dhex maray booliska iyo dad mudaaharaadayay afaafka hore ee safaarada Israa’iil ee caasimada Mexico, dibadbaxa ayaa u muuqdo mid rabshado wata.
2 daqiiqo Sheeko:BANNAANBAXYADA Dibaxyo Rabshado Wata Ka Dilaacay Faransiiska iyo Booliiska oo Soo Rogay Xaalad Deg deg ah Faransiiska ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo uu ku soo rogayo jasiiradda Pacific-ga ee New Caledonia, waxayna dowladdu halkaa geysay booliis iyo ciidamo xoojin ah si ay isugu dayaan in ay soo afjaraan maalmo rabshado ah.
2 daqiiqo Sheeko:BANNAANBAXYADA Bannaanbaxyo Waaweyn oo Ka Socda Israel iyo Xukuumadda Netanyahu oo Wajahaysa Cadaadis Tobanaan kun oo Israa’iiliyiin ah ayaa isu soo baxay iyagoo ku baaqaya in laga heshiiyo la haystayaasha guryahooda ka maqan , ka hor wadahadallo xabbad-joojin ah oo dheeraad ah oo ay suurtogal tahay in laga gaaro.
1 daqiiqo Sheeko:BANNAANBAXYADA Booliiska Mareykanka oo Xabsiga Dhigay Bannaanbaxayaal Taageerayay Falastiin Booliiska dalka maraykanka ayaa xiray daraasiin dad ah oo dibadbaxyo ay Falastiiniyiinta ku taageerayaan dhigayay, kuwaa soo isugu soo baxay afaafka hore ee Jaamacada Yale ee magaalada Connecticut iyo Jaamacadda New York.
1 daqiiqo Sheeko:BANNAANBAXYADA Shacabka Colombia oo Bilaabay Dibadbaxyo Ka Dhanka Madaxweynaha Talada Haya Dadweyne aad u badan oo ka mudaaharaadaya isbedelada ay dowladdu qorshaynayso ayaa isugu soo baxay qaar kamida magaalooyinka waaweyn ee dalka Colombia, waxayna dibad-baxayaashu ku dhawaaqayeen hadallo.
1 daqiiqo Sheeko:BANNAANBAXYADA Booliiska Dalka Jarmalka oo Xabsiga Dhigay Dibadbaxayaal Diidayay Xasuuqa Falastiin Booliiska dalka Jarmalka ayaa xir xiray dibadbaxayaal dalbanayay in la joojiyo hubka loo dirayo Israa’iil, islamarkaana aanay dowladda dalkaasi maamulka Yuhuudda ku taageerin gumaadka dad reer falastiin.
1 daqiiqo Sheeko:BANNAANBAXYADA Bannaanbax Lagu Taageerayo Falastiin oo Ka Dhacay Magaalada Barcelona ee Dalka Spain Dibad-baxyo waaweyn oo Falastiin lagu taageerayo ayaa ka dhacay magaalada Barcelona ee dalka Spain, boqolaal qof oo ruxaya calanka falastiin ayaana isugu soo baxay jidadka waaweyn ee magaalada.
2 daqiiqo Sheeko:BANNAANBAXYADA Banaanbax Lagu Taageerayo Dhameystirka Dastuurka oo Maanta Ka Dhacay Muqdisho + Sawirro Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxaa manta ka dhacay banaanbax ballaaran oo lagu taageerayay dhameystirka dastuurka dalka, kaas ooh adda sugaya in la ansixiyo afarta cutub ee ugu horeysa, banaanbaxaan.
1 daqiiqo Sheeko:BANNAANBAXYADA Bannaanbax Lagu Taageerayo Dhammeystirka Dastuurka oo Ka Socada Taallada Daljirka Daahsoon Maamulka gobolka ayaa maanta soo qabanqaabiyay bannaanbax lagu taageerayo dhameystirka Dastuurka, waxaana bulshada uu horkacayo guddoomiyaha gobolka ay isugu soo baxeen halka lagu magacaabo Tallada Daljirka Daahsoon.
2 daqiiqo Sheeko:BANNAANBAXYADA Muqdisho: Bannaanbax Lagu Taageeyo Heshiiska Turkiga oo Caasimadda Ka Socda Bannaanbax ballaaran oo uu soo qaban-qaabiyey Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka socda garoonka Ciyaaraha Eng Yariisow ee degmada Cabdi Casiis ee gobolka Banaadir, waxaana kasoo qeybgalaya inta badan bulshada.