1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Xasan Axmed Shire “Magaalada Cadaado Waxaan Ka Rabnaa In Aan Ka Heno Ciyaartooy Tayo Wanaagsan Oo matasha Galmudug” Kooxda Haraale oo ka mid ah kooxaha ka dhisan Magaalada Cadaado ee Maamulka Galmudug ayaa ku guulaystay horyaalka loo qabtay kooxaha ka dhisan Magaalada Cadaado,waxayna xidigaha Haraale ku qaadeen,iyagoo aan…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Som United Oo Agab Isboorti Ku Wareejisay Itaal FC Caqbado dhinaca kabaha oo haystay akadeemiyada Itaal FC sanadihii lasoo dhaafay ayaa waxaa baahidooda ka jawaabay Maamulka iyo macallimiinta naadiga Som United ee ka dhisan magaalada Stockhom ee dalka Sweden,iyagoo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Daadir Amiin Oo Ka Tagay Kooxda Geeska Afrika Qoraal Ka Soo Baxay Daadir Amiin Cali oo ahaa tababarihii kooxda kubbadda cagta Geeska Afrika ayuu ku shaaciyay in gabi ahaan uu ka tagay kooxdii uu maamulayay,isagoo u suuri geliyay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha RASMI:-Cabdicasiis Catoosh Oo Ka Tagay Dooxda Dekeddaha Ciyaaryahanka Kooxda Kubbadda Cagta Dekedda Cabdicasiis Maxamed Catoosh ayaa ka tagay ayaa saddex sano ka dib ka tagay kooxdiisa,isagoo intii joogay ku guulaystay labo jeer oo horyaalka Somalia Premier League…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Rasmi:- Kooxda Kubbadda Cagta Elman Sports Club Oo Shaqada Ka Fasaxday Tababare Muraad Cabdulqaadir Kooxda Kubbadda Cagta Elman ayaa shaqada ka fasxada Macallin Muraad Cabdiqaadir Maxamed oo Elman maamulayay afartii bil ee la soo dhaafay,isagoo hogaaminta naadiga Elman ugu yimid Magaalada Londan ee Dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxay Kawada Hadleen Wasaarada Ciyaaraha Iyo Xiriirka K.Cagta Puntland? Wasiirka Wasaaradda Dhallinyaradda iyo Ciyaaha Puntlad mudane Jaamac Faarax Muuse ayaa kulan la qaatay madaxda iyo hogganka Xiriirka Kubbadda cagta Puntland,iyagoo kawada hadlay horomarinta iyo qorshayaasha iskaashi ee Wasaarada iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir Oo Soo Bandhigay Waxyaabahii U Qabsoomay Sanadkii Lasoo dhaafay 2020 Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir ayaa Magaalada Muqdisho ku qabtay Shirwaynaha Guddiga Isboortiga Gobolka Banaadir 2021,Shirkan oo oo ka dhacay xarunta Guddiga Olombikad Qaranka Soomaaliyeed ee GOS ayaa looga hadlay waxqabadka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Xasan Yabarow Wiish “Waan U Hambalyaynaa Daadir Amiin Iyo Axmed Tahliil” Guddoomiyaha Isboortiga Gobolka Banaadir mduane Xasan Aadan Xaajo Yabarow Wiish ayaa bogaadiyay da’daalka iyo waxqabadka guulaha ku dhisan ay sanadkii la soo dhaafay sameeyeen macallimiinta kala ah Daadir Amiin Cali…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciyaaryahan Hore Puntland Oo Loo Magacaabay Guddoomiyaha Dhalinyaradda Iyo Isboortiga Gobolka Karkaar Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Maamulka Puntland mudane Jaamac Faarax Muuse ayaa Guddoomiyaha dhalinyarada iyo isboortiga Gobolka Karkaar u magacaabay Cabdiqani Maxamed Cartan Jaamac oo ka mid ah dhalinyarada ugu firfircoon Goboka,sidoo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Gudoomiye Wiish “Way Mahadsanyihiin Valencia iyo Villareal” Kooxaha kubadda Cagta Valencia iyo Villareal ee ka ciyaara horyaalka Kubadda Cagta Dalka Spain ee (La Liga) ayaa qalab isboorti ugu deeqay uguna soo hambalyeeyay guushii ay gaareen, degmooyinka Shingaani…