Guddoomiye Dacar “Waa Shaqo Aadag Xilka La Ii Magacaabay” La Taliyaha Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir Cabdiqaadir Muxidiin Xaaji (Dacar) ayaa loo magacaabay Madaxa Gobolada Xiriirka kubbadda cagyaraha Soomaaliya ee (Somali Minifootball),waxaana qoraal ka soo baxay xafiika Xiriirka kubbadda cagyaraha… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Agaasime Cumar Guure “Way Mahadsanyihiin Madaxda Iyo Bulshada Reer Gaalkacyo” Maamulka Degmada Gaalackyo iyo Bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa kulan soo dhaweyn ah magaalada Gaalkacyo ugu sameeyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda dhalinyarada iyo Cayaaraha Galmudug mudane Cumar Guure oo mudo…
2 daqiiqo Gudoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Jubbaland Oo Kulan La Qaatay Madaxa Kooxaha Jubbaland Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Jubaland Axmed Faarax Taqal (Timajilic) ayaa kulan la qaatay madaxda kooxaha Jubaland,wuxuuna u jeedka kulanka ahaa mid uu Guddomiyaha ku shaacinayo in uu yahay musharax markale u…
2 daqiiqo Dhallinyarada Gobolka Banaadir Ee Galmudug “Waan U Mahadcelinaynaa Guddoomiye Xasan Axmed Shire” Dhalinyarada Galmudug ka soo jeeda ee degan Gobolka Banaadir ayaa kulan mahadcelin iyo dhiirigelin ah caasimada Muqdisho ugu sameeyay hogaanka Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug ee is badalka ku sameeyay kooxda…
1 daqiiqo Musharrax Xildhibaan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Shaafi Axmed Faarax Oo Dhiirigelin U Sameeyay Ciyaartooyda Galmudug Musharrax Xildhibaan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya mudane Shaafi Axmed Faarax kana soo jeeda Galmudug ayaa kulan dhiirigelin iyo bogaadin caasimada Muqdisho ugu sameeyay ciyaartooyda kooxda kubbadda cagta Galmudug ee kaalinta…
2 daqiiqo Agaasime Cumar “Waan Bogaadinayaa Da’daalka Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug” Agaasimaha Wasaarada Ciyaaraha iyo dhalinyarada Galmudug mudane Cumar Guure ayaa sheegay in uu ku faraxsanahay wax qabadka wanaagsan ay soo bandhigeyn ciyaartooyda Galmudug ee booska labaad ka galay tartanka kubbadda…
2 daqiiqo Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Cadaado Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug mudane Xasan Axmed Shire oo safar shaqo ku joogay magaalada Muqdisho tan iyo bishii December 2020 ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Cadaado ee…
2 daqiiqo Ciyaartooyda Galmudug Oo Kulan Sagootinta Ah Loogu Sameeyay Muqdisho Dhalinyarada Galmudug ee Gobolka Banaadir ayaa kulan sagootin ah caasimada Muqdishu ugu sameeyay madaxda,macallimiinta iyo ciyaartooyda kooxda Galmudug ee kaalinta la balaad ka galay tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo…
2 daqiiqo Guddoomiye Xasan Axmed Shire “Mudane Madaxweyne Waad Ku Mahadsantahay Kaalintii Aad Ka Qaadatay Dhiirigelinta Kooxda Kubbadda Cagta Galmudug” Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug Xasan Axmed Shire ayaa u mahadceliyay Madaxweyne Qoor-Qoor iyo madaxda kale ee Galmudug kaalinta ay ka qaateen dhiirigelinta macallimiinta iyo ciyaartooyda kooxda Galmudug ee kaalinta…
2 daqiiqo Wasiir Xuseen “Ma Gudi karno Abaalka Macallimiinteena” Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Galmudug mudane Xuseen Cabdulle Xasan ayaa sheegay in aysan iloobi doonin macallimiinta kooxda kubbadda cagta Galmudug ee markii ugu horeesay taariikhda Galmudug gaarsiiyay fiinaalaha tartanka kubbadda…