Musharrax Xildhibaan Cali Maxamed Oo Kulan Dhiiri Gelin Ah La Qaatay Ciyaartooyda Kooxda Galmudug Musharrax Xildhibaane Golaha Shacabka Cali Maxamed Maxamuud ayaa kulan dhiiri gelin iyo is barasho la qaatay ciyaartooyda Galmudug ee ka qeyb galaya tartanka Maamul Goboleeyada iyo Gobolka Banaadir. Guddoomiyaha Xiriirka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Wasiir Najax “Rajadeenu Waa Hanashada Koobka Maamul Goboleedyada Iyo G/Banaadir” Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Koonfur Galbeed Ibraahim Aadan Najax ayaa u mahad celiyay taaageerayaasha kooxda kubbadda cagta Koonfur Galbeed kaalinta ay ka qaateen kulankii ay ka baiyeen xidigaha Koonfur Galbeed…
1 daqiiqo Ogow Wax Walbo Oo Ku Aadan Ciyaarta Kooxaha Puntland VS Jubaland Kooxda Puntland ayaa soo dhawaynaysa dhigeeda Jubaland,iyagoo wada ciyaari doona kulan ka tirsan tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020. Puntland waa kulankii kowaad ay ciyaarayso tartanka,waxayna rajaynaynaa…
1 daqiiqo Wasiir Daahir Cabdi “Koonfur Galbeed Way U Qalantaa Hanashada Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir” Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Tamarta Iyo Biyaha Dowladda Soomaaliya Daahir Cabdi Cabdullahi (Dr.Go) sidoo kalane ah Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay…
2 daqiiqo Madaxweyne Lafta Gareen Oo Hambalyo U Diray Ciyaartooyda Koonfur Galbeed Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa Hambaliyo iyo Bogaadin udiray kooxda Kubbadda Cagta Koonfur Galbeed oo Guul muhiim ah ka gaartay naadiga Jubbaland,iyagoo sanadkii sadexaad ka qeyb…
2 daqiiqo Ciyaartooyda Koonfur Galbeed Oo Lagu Wareejiyay Dhaqaalo Lacageed Oo Ka Timid Xildhibaanada Baarlamaanka Golaha Shacabka Soomaaliya Xildhibaanda Baarlamaanka Soomaaliya ee deegaan doorashooda tahay Koonfur Galbeed oo kaashanaya madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa dhaqaal lacageed ku wareejiyay maamulka,macallimiinta iyo guddiga kooxda kubbadda cagta Koonfur Galbeed ee ka qeyb…
1 daqiiqo Tartanka Maamul Goboleedyada:-Jubaland Oo Ciyaar Adag La Leh Koonfur Galbeed Kooxda difaacnaysa tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ee Jubaland ayaa soo dhawaynaysa dhigeeda Koonfur Galbeed oo ay kuwada jiraan Group B,waxaana labada koox ka dhaxaysa xifaaltan adag. Sanadii 2017…
1 daqiiqo Gobolka Banaadir Iyo Galmudug Oo Barbaro Ku Kala Tagay Kooxaha Gobolka Banaadir iyo Galmudug ayaa daah furay tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir,waaxaana qeybta kowaad lagu kala nastay 1-0 oo ay hogaanka ku hayeen xidigaha Galmudug,waxaana u…
1 daqiiqo Falanqeyn Ku Saabsan Furitaanka Tartanka Maamul Goboleedyada 2020 Iyadoo Maanta Magaalada Muqdisho ay marti gelinayso furitaanka tartanka Kubbadda cagta Maamul Goboeledyada iyo Gobolka Banaadir ayaa waxa ay Goobjoog Sports idin soo gudbinaysaa falanqeyn ku sabaasan kulanka furitaanka ee u…
1 daqiiqo Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir Oo Maanta Ka Furmaya Magaalada Muqdisho Tartanka Kubadda Cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 ayaa ka furmaya Magaalada Muqdisho,waxaana ciyaarta ugu horeesa wada dheeli doono kooxaha Gobolka Banaadir iyo Galamudug oo kuwada jira Group A,waana…