Maxamuud Sayid Aadan Oo Booqday Kooxda Jubaland Madaxweyne kuxigeenka koobaad ee Maamul Goboleedka Jubbaland Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa booqday Garoonka kubbadda cagta Waamo ee Magaalada Kismaayo,halkaas oo ay tababaro ku qaadanayeen kooxda kubbadda… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Aweys Aar “Mushaarkayga Ayaan Ku Bixiyaa Horomarinta Kooxda Da’yarta Itaal FC” Agaasimaha Goobjoog TV ahna Maamulaha Kooxda Akadeemiyada Itaal FC Aweys Xaaji Nuur (Aweys Aar) ayaa sheegay in horomarinta dhalinyarada kooxdiisa uu ku bixiyo mushaarkiisa,balse waxa uu sheegay in uu u baahanyahay…
1 daqiiqo Madaxweyne Qoor Qoor Oo Kulan La Qaatay Kooxda Galmudug Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ iyo mas’uuliyeen kale oo ka tirsan goleyaasha Dowladda Fedraalka,Dowladda Goboleedka Galmudug, Maamulka Caasimadda iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Galmudug ayaa kulan dhiiri-gelin ah la…
1 daqiiqo Ibraahim Aadan Najax Oo Loo Magacaabay Wasaaradda Ciyaaraha & Dhalinyarada Koonfur Galbeed Madaxweynaha maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa loogu magacaabay Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Koonfur Galbeed Guddoomiyihii hore Gobolka Shabeellaha Hoose mudane Ibraahim…
1 daqiiqo Som United Oo Qalab isboorti Ku wareejisay Akadeemiyada Itaal Kooxda Som United ee ka ciyaarta horyaalka heerka afaraad ee dalka Sweden ayaa gab isboorti ku wareejisay akeedimiyada Itaal FC ee ka dhisran Magaalada Muqdisho,waxaana howshan bilaaw u tahay wada-shaqeyn…
2 daqiiqo Kooxda Galmudug Oo Lagu Wareejiyay Qalab Isboorti Guddoomiyaha Ururka Galmudug ee Wadanka Finland Cabdullahi Cadeed Rooble ayaa qalab isboortis oo dhameystiran ku wareejiyay kooxda kubbadda Cagta Galmudug ee ka qeyb galaysa tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.…
2 daqiiqo Wasiir Xasan Cabdinuur “Waxaad Matalaysaan Koonfur Galbeed,Waxaana Idinka Sugayaan Koobka Maamul Goboleedyada” Wasiiro ka tirsan ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa booqasho dhiirigelin ugu tagay kooxda Kubabdda Cagta Koonfur Galbeed ee ka qeyb galaysa tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 oo dhawaan…
1 daqiiqo Saciid Qorsheel “FIFA Iyo CAF Waa In Ay Ogalaadaan In Soomaaliya Ay Ku Ciyaarto Magaalada Muqdisho” Ciyaaryahankii Hore Xulka Qaranka Soomaaliya Iyo Kooxda Jeenyo,sidoo kalane soo noqday Wasiirka Duulista Hawada ayaa Goobjoog u sheegay in ay qasab tahay in Xiriirada FIFA iyo CAF ay Xulka Qaranka…
1 daqiiqo Madaxweyne Deni “Waxaan Idinka Sugaynaa Koobka Maamul Goboleedyada Iyon Gobolka Banaadir” Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhiirigelin ugu tegay Kooxda Kubbadda Cagta Puntland oo diyaar garowaysa tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 oo dhawaan ka furmaya…
2 daqiiqo Ciyaaryahan Salaad Shiino “Wasiir Xamse Saciid Way Ka Go’antahay Horomarinta Isboortiga Soomaaliya” Tan iyo markii bishii October 2020 Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya loo magacaabay mudane Xamse Saciid Xamse,waxaa bahda isboortiga dalka ay soo dhaweeyeen Wasiir Xamse iyo saxiibadiisa Wasaaradda,iyagoo sheegay in…