2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxay Kawada Hadleen Wasiir Xamse Saciid Iyo Wasiirada Ciyaaraha Maamul Goboleedyada? Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse ayaa kulan muuqaal foogaan arag ah la qaatay Wasiiradda Ciyaaraha iyo Dhallinyarada Maamul Goboleedyada Dalka,wuxuuna kulankan qeyb ka yahay horomarinta uu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Xamse “Garoomada Ciyaaraha Dalka Wax Ka Qabasho Ayay U Baahanyihiin” Wasiir Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamsa iyo mas’uuliyeen ka tirsan Xiriirada kala duwan ee dalka ayaa booqasho kala duwan ku tagay garoomada ciyaaraha dalka,waxayna arintan qeyb ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Warsame “Wasiir Xamse Saciid Waxaan Ka Rajaynayaa Inuu La Yimaado Is-badal Muuqda” Guddoomiyihii Hore Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug Cabdifataax Cabdullahi Warsame ayaa sheegay in ay tahay talaabo horay loo qaaday,magacaabista Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse,isagoo sheegay in ay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Duraan Faarax Oo Amaanay Waxqabadka Guddiga Olombikada Soomaaliyeed Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya mudane Duran Faarax ayaa maanay wax qabadka iyo horomarka ay gaareen Guddiga Olomikada Soomaaliyeed ee (NOCSOM). Duran Faarax ayaa horay u soo noqday Xoghayaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Axmed Tahliil Cali “Galmudug Waxaan U Qaadidoonaa Koobka Maamul Goboleedyada” Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug oo la hadlay warbaahinta ciyaaraha ayaa sheegay in Axmed Tahliil Cali loo magacaabay tababaraha kooxda Glamudug ee sanadkan ka qeyb galaysa tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Xamse Saciid Oo Booqashadii Ugu Horeesay Ku Tagay Garoonka Ciyaaraha Stadium Muqdisho. Wasiir Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamsa iyo Wasiiru Dowlaha Wasaarada dhalinyarada iyo isboortiga Maxamed Xaaji Ibraahim ayaa kormeer shaqo ku tagay tuulada ciyaaraha Stadium Muqdisho oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasaaradda Ciyaaraha Puntland Oo Hormarinaysa Garsoorayaasha Kubabdda Cagta Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Puntland Mudane Jaamac Faarax Muuse oo uu weheliyo agaasimaha guud Axmed Cabdalla Tigaana ayaa kulan la qaatay Macalimiinta tababaraayaasha iyo Garsoorayaasha kubbadda cagta…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Bahdii Isboortiga Hore Oo Kulan Is Xogwaraysi La Yeeshay Wasiir Xamse Saciid Xamse. Kulan u jeedadiisa aheyd soo dhaweyn iyo is xogwaraysi ayaa Muqdisho waxaa ku yeeshay ciyaartooydii hore Soomaaliya iyo madaxdii hore Xiriirada dalka,wuxuuna kulankaa ahaa kii ugu horeeyay ee dhexmara Wasiir…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Nuune Haashim “Ku Soo Biiritaanka Elman Waa Shaqo Adag,Waase Ku Faraxsanahay In Aan Ka Mid Noqdo” Ciyaaryahankii hore Kooxda Horseed Nuune Haashim ayaa ku biiray naadiga kubadda cagta Elman,isagoo sheegay in aad u jeclaa kooxda jaalayaasha ee Elman. “Waa ku faraxsanahay in aan xerta maaliyada Elman,waa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dhalinyarada Hirshabeele Oo Hambalyo Iyo Codsi U Soo Diray Wasiir Xamse Saciid Qaar ka mid ah dhalinyarada Hirshabeele oo la hadlay Goobjoog Sports ayaa soo dhaweeyay una hambalyeeyay Wasiir Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya Mudane Xamse Saciid Xamse,iyagoo sheegay in lala helay booska…