2 daqiiqo Sheeko:JAAMACADDA CARABTA Guddiga Wasiirrada Arrimaha Dibedda ee Dalalka Carabta oo xaqiijiyey taageerada xooggan ee Qaranimada Soomaaliya Wasiirka Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa shir guddoomiyey kulan gaar ah oo heer Wasiirrada Arrimaha Dibedda ee Dalalka Carabta ee u xilsaaran taageerada Soomaaliya oo lagu qabtay xarunta Jaamacadda Carabta ee Qaahira
1 daqiiqo Sheeko:JAAMACADDA CARABTA Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo magaalada Qaahira uga qeyb-galay shirka Ururka jaamacadda carabta Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya danjire Axmed Macalin Fiqi iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, ahna xarunta ururka Jaamacadda Carabta uga qeyb-galay shirka 162-aad ee Golaha Jaamacadda Carabta ee heer wasiir.
1 daqiiqo Sheeko:JAAMACADDA CARABTA Baarlamaanka Jaamacadda Carabta oo si Kulul u Cambaareeyay Weerarkii ee Ka Dhacay Muqdisho Baarlamaanka jaamacada Carabta ayaa si kulul u cambaareeyay Weerarkii ka dhacay Caasimadda Soomaaliya ee sababay dhimashada iyo dhaawaca dad badan,kadib markii weerar lagu qaaday goob lagu daawanayay ciyaar lagu daawanayay.
1 daqiiqo Sheeko:JAAMACADDA CARABTA Soomaaliya oo Jaamacadda Carabta Kala Hadashay Caqabadaha Gobolka Ka Taagan Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, oo hadda ku sugan dalka Masar, ayaa maanta la kulmay Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta, Mudane Ahmed Aboul Gheit.
1 daqiiqo Sheeko:JAAMACADDA CARABTA Ra’iisulwasaaraha Masar iyo Jaamacadda Carabta oo Kulan Sagootin u Sameeyay Safiirka Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Masar Dr. Mustafa Madbouli, Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar Sameh Shoukry iyo Xoghayaha guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Axmed Abuu Geyd ayaa siyaaba kala duwan kulamo Sagootin ah ugu sameeyay.
1 daqiiqo Sheeko:JAAMACADDA CARABTA Shirka Baarlamaanka Midowga Carabta oo Looga Hadlayo Xaaladda Ka Taagan Falastiin Waxaa dalka Algeria si rasmi ah uga furmay fadhiga 36-Aad ee shirka midowga baarlamaanada carabta oo ay sanadkan marti gelineyso dowladda Aljeria, shirkaasi waxaa Soomaaliya ku matalaya wafdi ka socda Baarlamaanka.
1 daqiiqo Sheeko:JAAMACADDA CARABTA Shir-madaxeedka Dalalka Jaamacadda Carabta oo Lagu Soo Gabagabeeyay Dalka Bahrain Shir Madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta meertadiisa 33-aad oo lagu soo gabagabeeyay dalka Baxreyn ayaa mar kale lagu xaqiijiyay bayaan laga soo saaray in ay si hagar la’aan ah u taageersan yihiin madax-bannaanida.
2 daqiiqo Sheeko:JAAMACADDA CARABTA Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Khudbad ka jeediyey Meertada 33-aad ee Golaha Jaamacadda Carabta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay Meertada 33-aad ee Golaha Jaamacadda Carabta oo uu shir-guddoomiyey Boqorka dalka Baxrayn.
1 daqiiqo Sheeko:JAAMACADDA CARABTA Ra’iisuwasaare Xamse oo Gaaray Dalka Bahrain Si uu Uga Qeybgalo Shirka Jaamacadda Carabta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa gaaray magaalada Manama ee Dalka Bahrain, halkaas oo uu kaga qeyb galayo meertada 33-aad ee Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta.
1 daqiiqo Sheeko:JAAMACADDA CARABTA Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Ka Qeybgalay Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Dalalka Jaamacadda Carabta Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Talaado ah kaga qeybgalay Magaalada Manama ee Caasimadda Boqortooyada Baxreen.