64 Sano Kadib, Wax Ka Ogow Sida ay Ku Timid Xornimada 1-da Luulyo 1960-kii! Sanad walba maanta oo kale, Soomaaliya waxaa ay 1-da Luulyo u dabaaldegtaa maalin taariikhi ah oo ku asteysan maalintii ay xoroobeen gobollada Koonfureed, midoobeen labada gobol ee Waqooyi iyo Koonfur isla markaana ay dhalatay. 6 daqiiqo
3 daqiiqo Dowladda Jabuuti oo Maanta u Dabaaldageysa 47-sano-guuradii Kasoo Wareegtay Xornimadeeda Waxaa maanta dalka Jamhuuriyadda Jabuuti looga dabaaldagayaa maalintii xornimada uu dalkaasi ka qaatay gumeystihii Faransiiska oo muddo dheer ka talinayay sanadkii 1977, waxaana habeenkii xalay dhacday munaasabad weyn.
2 daqiiqo Maxaa Ka Taqaanaa Suugaanta u Gaarka ah Munaasabadda 26-ka June? Maanta waxay ku beegantay 26-ka juun oo ah kolkii ay Soomaalidu ka hoos baxeen labadii gumeysi ee amminta dheer silcinaayay midkood, islamarkaana Calan gobanimo astaan u ah laga taagay goob geyiga Soomaaliyeed kamida.
3 daqiiqo Soomaaliya oo Laga Xusay 26-ka June, Akhriso Taariikhda Maalintaas Waxaa Soomaaliya laga xusay 64 guurada xornimada gobollada waqooyi ee 26-ka June 1960-kii markaas oo calnka Soomaaliyeed markii ugu horeysay laga tagaay gayiga Soomaalidu degto, xilli ay aheyd dharaar siweyn loogu farxay 1960-kii.
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Qeybgalay Xuska 64 Sano Guuradii 26-ka June oo Muqdisho Ka Dhacday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay munaasabadda 26-ka June 2024 oo ah markii ugu horeysay oo calan Soomaaliyeed gayiga Soomaali ay degto 1960-kii.
2 daqiiqo Maxaa Ka Ogtahay Maalmaha Ciidda iyo Suugaanta Lagu Madadaalsado Inta lagu jiro maalmaha farxadda iyo rayn raynta leh ee ciidda kasokow damaashaadka, dabbaaldegga iyo dalxiiska waxaa jirta suugaan laysku madadaaliyo dharaarahaas, oo inta badan bulshadu ay dhageystaan.
1 daqiiqo Ra’iisulwasaare Xamse oo Shacabka Ugu Baaqay Isku Naxariisasho iyo Ku Tiirsanaan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa salaadda Ciidda Carafo boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Masjidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho.
1 daqiiqo Kusimaha Madaxweynaha dalka oo midnimo ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS ahna Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa Shacabka ku nool caasimadda Muqdisho Salaada Ciida kula tukaday Masjidka Isbaheysiga.
2 daqiiqo Madaxda Sare ee Dalka oo Shacabka Soomalaiyeed Ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciidul Adxa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka ee u dabbaal-degaya farxadda Ciiddan.