U bood dhigaalka
262 war

Warar & Warbixino

Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib loo doortay, xilka na loo dhaariyay 15 Maajo, 2022, isaga oo noqday madaxweynihii 10-aad. Madaxweyne Xasan ayaa la yimid qorshe dagaal oo uu dalka ka ga tirtiri doono Al-Shabaab iyo in uu dhiso “Soomaaliya heshiis ah, dunida na heshiis la ah”.