Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Daah-furay Shir Ku Saabsan Wax Ka Bedelka Cutubyada Muhiimka ah ee Dastuurka Kumeelgaarka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka la-tashiga Bahda Garsoorka ee ku saabsan dib u eegista iyo wax ka badalka cutubyada 5aad ilaa 9aad ee Dastuurka Kumeelgaarka ah. 2 daqiiqo
1 daqiiqo Maxkamadda sare oo Mar kale xukuntay Sayid-Cali Macalin Daa’uud Maxkamadda sare ee dalka ayaa sheegtay in ay diiday Rafcaanka ay kasoo qaateen Qareenadda eedeysane Sayid Cali Macalim Daa’uud.
1 daqiiqo Guddoomiyaha maxkamadda sare oo guddoomiyay shir ku saabsan hannaanka danabaysan ee dacwadaha Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa guddoomiyey shirka ku saabsan dardargelinta nidaamka danabaysan online-ka ee dacwadaha.
1 daqiiqo Dooddii ugu adkayd oo dhex martay guddoomiyaha maxkamadda sare iyo Abuukaate Xalane. Maxkamadda sare ee dalka ayaa saaka u fariisatay galdacwadeedka cinqaabta ah ee eedaysane Sayid Cali Macallin Daa’uud oo loo haysto inuu xaaskiisa gubay horraantii bishii February ee sanadkan, waxaana dhageysiga bandhigga xeer-ilaalinta ka dib guddoomiyaha maxkamadda mudane Baashe Yuusuf uu su’aalaha weydiiyay qareenada
1 daqiiqo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Safar Ugu Amababaxay Hindiya Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Shiinaha, halkaas oo ay kaga qayb-gali doono shirka Guddoomiyeyaasha.
1 daqiiqo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Soo Gabagabeeyay Shir Muqdisho Ka Socday Maalmahaan Guddoomiyaha Maxkamada sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa soo xiray shir muhiim ah oo maalmihii la soo dhaafay magaalada Muqdisho uga socday masuuliyiin ka kala socda dowladda Soomaaliya iyo dowlad gobolleedyada xubnaha ka ah.
1 daqiiqo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Uganda Uga Qeybgalaya Shirka Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa magaaladda Kampala waxaa uu uga qeybgalayaa shirka guddoomiyeyaasha maxkamadaha sare ee dalalka qaaradda Afrika oo sannadkaan.