Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu guddoomiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo ay ka qeyb galeen madaxda heer Federaal, kuwa Dowlad-goboleedyada dalka, iyo Maamulka Gobolka Banaadir.