3 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Taariikh Nololeedka: Ali Khamenei, 87 sano oo ku suntan kacdoon iyo awood Cali Xuseen Khamenei wuxuu ku dhashay magaalada Mashhad, 19-kii bishii Abriil sanadkii 1939 isaga oo ka soo jeeda qoys diimeed Shiico ah oo saboolnimo la tacaalayay.
10 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHDA SHAKHSIGA, TAARIIKHNOLOLEED By Aw Dacar JENERAAL IBRAAHIN: HOGGAANKA CUSUB IYO WEJIGA CASRIGA AH EE CXDS Hordhac Kooban Magaalada Muqdisho waxay markhaati ka tahay isbeddel weyn oo dhinaca jihada difaaca dalka ah, iyada oo Golaha Wasiirrada ay si wadajir ah u ansixiyeen magacaabista Jeneraal Ibraahin Maxamed…
3 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Taariikhnololeed: Dr. Maryan Qasim Axmed Dr. Maryan Qasim Axmed waa hoggaamiye qaran, dhakhtar ku takhasusay hooyada iyo dhallaanka (Obstetrics & Gynaecology), iyo siyaasi khibrad ballaaran u leh maamulka dowliga ah, horumarinta bulshada, iyo difaaca xuquuqda…
3 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Waa Kuma Seyf al-islaam Mucammar Qaddaafi: Wiilka uu Dhalay Qaddaafi ee lagu Dilay Liibiya? Warar saacadihii la soo dhaafay warbaahinta ku faafay baraha ayaa sheegaya in Seyf al-Islaam Muammar Qaddaafi oo ah wiilka Madaxweynihii hore ee Libya Kornayl Mucammar al-Qaddaafi lagu dilay gudaha sida laga soo xigtay masuuliyiin kala duwan iyo warbaahinta maxalliga ah.
9 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHDA SHAKHSIGA, TAARIIKHNOLOLEED KADDARE MUXUU KU TILMAANNAA? WQ: Bilaal Qaasin Fiqi (Aar) “Taariikhdu dadkay bartaa Dunida waayaheeda.”—Hees Hore Sooyaalku waxa uu marag iyo markhaati u yahay tagtadii toolmoonayd, waayihii la soo maray, dharaarihii wacnaa iyo hayaankii lagu…
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Taariikh Nololeedkii Prof. Shariif Saalax oo loogu magac-daray Masraxa Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (SNU) ayaa si rasmi ah u daahfurtay masrax weyn oo loogu magac daray Prof. Shariif Saalax, taas oo muujinaysa qaddarin qaran oo loo hayo haldoorkii waxbarashada kaalinta weyn ka soo qaatay .
1 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Halgamaa Cali Maxamed Hiraabe Masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo waxgarad isugu jira aqoonyahanno iyo odayaal dhaqan ayaa ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Halgamaa Maxamed Cali Hiraabe oo ka tirsanaa ururkii SYL, kaas oo maanta geeriyooday.
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay geerida Barafasoor Ciise Maxamed Siyaad Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Barafasoor Ciise Maxamed Siyaad, oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Taariikh nololeedka Raila Odinga, Halgamaa muddo nus qarni ah ku jiray siyaasadda Kenya Taariikh nololeedka Raila Odinga, Halgamaa muddo nus qarni ah ku jiray siyaasadda
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Taariikh nololeedka AUN Fannaanad Khadija Qalanjo oo maanta Geeriyootay. Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Hargeysa ku geeriyootay Khadiijo Maxamuud Yuusuf ( Khadija Qalanjo) oo kamid ahayd hooballadii ugu caansanaa fannaaniintii qaranka, gaar ahaan kooxdii Waaberi.