1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Amiirka Kuwait” dal Muslim ah oo deris nala ah ayaa nagu wada weeraro arxan-darro ah”. Amiirka dalka Kuwait, Sheikh Meshal al-Ahmad al-Sabah, ayaa sheegay in dalkiisu uu la kulmayo weerar arxan darro ah oo ka yimid dal Muslim ah oo deris la ah, oo uu ula jeedo Iiraan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump, muxuu ka yiri kororka qiimaha shidaalka iyo xiisadda ka taagan Marinka Hormuz Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka hadlay kororka qiimaha shidaalka ee caalamka iyo xiisadaha amni ee ka taagan Marinka Hormuz, isagoo ku boorriyay maraakiibta ganacsiga inay sii wadaan socdaalkooda, isla markaana aysan ka baaqan marin-biyoodka muhiimka ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sucuudiga oo Iiraan ugu baaqay inay joojiso weerarrada ay dalkiisa iyo kuwa kale ee Khaliijka ku hayso Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si kulul u cambaareysay weerarro ay waddo Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan, iyadoo ku tilmaantay falal gardarro ah oo ka dhan ah Sacuudiga iyo dalal kale oo ka tirsan Golaha Iskaashiga Khaliijka, iyo sidoo kale dalal Carbeed, Islaami ah iyo kuwo saaxiib la ah.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Todobaad Kadib Duullaanka Mareykanka iyo Israa’iil ay ku qaadeen Iiraan waa sidee xaalka gobolku? Hal toddobaad kadib markii uu qarxay dagaalka ay wadajirka u qaadeen Mareykanka iyo Israa’iil ee ka dhanka ah Iiraan, xaaladda Bariga Dhexe ayaa gashay marxalad cusub oo qalalaase ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo si layaab leh uga hadlay weerarkii Dugsiga gabdhaha ee waqooyiga Iiraan Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, oo ka hadlay weerarkii dhimashada badan sababay ee maamulkiisa iyo Israa’iil ay ku beegsadeen dugsiga gabdhahaa ee waqooyiga Iiraan ayaa sheegay in Tehran ay falkaas ka dambeysay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhaqaalaha Mareykanka iyo saameynta dagaalka gobolka Bariga Dhexe Dhaqaalaha baaxadda leh ee Mareykanka uga baxa dagaalka lagula jiro Iiraan ayaa gaaray heerkii ugu sarreeyay, iyadoo warbixinnada ugu dambeeya ee ka soo baxaya xarumaha cilmi-baarista sida CSIS ay muujinayaan…
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino, Wararka Caalamka Bangiyada iyo shirkadaha adeegyada maaliyadeed ee Maraykanka oo ka walaacsan weerarro dhinaca Internet-ka ah Bangiyada iyo shirkadaha adeegyada maaliyadeed ee Maraykanka ayaa galay feejignaan amni oo sare kadib markii ay soo baxeen walaacyo ku saabsan suurtagalnimada weerarro internet (cyberattacks) oo la xiriira colaadda sii xoogeysanaysa ee u dhaxaysa Maraykanka iyo Iiraan.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo sheegay in uusan caddayn muujinaysa in Iiraan ay hormarinayso hub Nukliyeer ah Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Ruushka, Sergei Lavrov, ayaa sheegay in Moscow aysan weli arag wax caddeyn ah oo muujinaysa in Iiraan ay horumarinayso hub nukliyeer, xilli Mareykanka iyo Israa’iil ay sii wadaan weerarro ka dhan ah Tehran.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo xirtay Masjidka barakaysan ee Aqsa Sida ay baahisay warbaahinta middle east aye ciidamada Israa’iil ayaa xireyay albaabada Masjidka Al-Aqsa maalintii saddexaad oo xariir ah, iyagoo ka hor istaagay Muslimiinta Falastiiniyiinta ah inay ku tukadaan goobtan barakeysan xilli lagu guda jiro bishan Ramadan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Safaaradda Maraykanka ee Sucuudiga oo dab qabsaday, ka dib markii diyaarado Drones ah lagu weeraray Safaaradda Maraykanka ee caasimadda Sacuudiga, Riyadh, ayaa lagu weeraray laba diyaaradood oo aan duuliye lahayn, waxaana ka kacay dab gudaha xarunta, sida ay xaqiijisay Wasaaradda Difaaca ee Sacuudigu.