1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Ruushka oo Booqanaya Turkiga Xilli La Amray in Lasoo Xiro Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan ayaa Arbacadii sheegay in dhigiisa Ruushka Vladimir Putin laga yaabo inuu booqdo Turkiga 27-ka bisha soo socota ee Abriil, si uu u daah-furayo koronto-dhaliyaha tamarta Nukliyeerka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Mareykanka oo Safiir Cusub usoo Magacowday Soomaaliya Dowladda Mareykanka ayaa Ambasador Richard H. Riley, usoo magacowday Safiirkeeda cusub ee fadhin doona Soomaaliya, kaas shaqada kala wareegi doona Safiirkii ka horeeyay Larry André oo xilka hayay tan iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dibadbaxyada Kenya oo Laga Walaacsan Yahay Iney Isku Badelaan Dagaal Qoomiyadeed Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa cambaareeyay mudaaharaadyadii ay mucaaradka ka dhigeen dalka, taas oo horseeday burbur hantiyeed oo u uku jiro dullaan lagu qaaday beer ay leeyihiin qoyska madaxweynihii hore…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Booliiska Kenya oo Kala Eryay Dibadbaxyo Looga Soo Horjeedo Qiimaha Maciishadda Booliska Kenya ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa u adeegsaday si ay u kala eryaan mudaaharaadyo ay ku baaqeen mucaaradka, kaasoo socday ku dhawaad laba toddobaad, kaasoo looga soo horjeeday qiimaha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Ruuska oo Hubkeeda Nukliyeerka Ku Rakibaysa Belarus Xilli ay wali taagan tahay cabsida dowladaha reer Galbeedka ee ku aadankii sanad ka hor uu Ruuska ku qaaday dalka Ukrine, ayaa mar kale madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Guddoomiye Madaale oo Gaaray Boqortooyada Sucuudi Carabiya Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa gaaray magaalada Riyaad ee caasimadda Boqortooyada Saudi Arabia halkaas oo uga bilaawday booqasha rasmi…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhulgariir Cabrirkiisa Yahay 6.8 oo Ku Dhuftay Wadanka Ecuador Dhulgariir cabirkiisa lagu qiyaasay 6.8 ayaa ku dhuftay xeebaha Koonfureed ee wadanka Ecuador ee dhaca Latin America, waxaana lasoo warinaa in ay jiraan khasaare dhimasho iyo burbur dhimayaal, sida mas’uuliyiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muhaajiriin Ku Geeriyootay Badda u Dhaxeysa Giriiga iyo Turkiga Ciidamada ilaalada Xeebaha dalka Turkiga ayaa sheegay in Muhaajiriin ay ku geeriyoodeen meel ka baxsan biyaha dalkaasi, iyaga oo qeyb ka ahaa Muhaajiriin magangalyo doon ah oo ku sii jeeday…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhakhaatiirta UK oo Shaqo-joojin Sameynaya Muddo Sedex Maalin ah Dhaqaatiir gudaha UK ayaa bilaabay shaqo joojin ay ku dalbanayaan mushaar kordhin, waxaana ay isugu soo baxeen wadooyin iyaga oo ku cabanaya doonista mushaar sare. UK ayaa dhaqaale xumi caga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan Shiikh oo Gaaray Dalka Eritrea Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar qaadan doona laba maalin uu maanta ku gaaray caasimadda dalka Eritrea ee Asmara halkaas oo uu si diiran ugu soo…