1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kumanaan kamid ah saraakiisha ciidanka Israa’iil oo dalbanaya in la joojiyo dagaalka Qasa In ka badan 1200 oo ka tirsan Saraakiisha Israa’iil iyo askarta kaydka ah ayaa diyaarinaya warqad ay kaga dalbanayaan dawladda iyo taliyaha guud ee ciidamada inay si degdeg ah u…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qarax Ka Dhacay Agagaarka Xarunta Ciidanka ee lagu magacaabo Mogadishu ee Nigeria Abuja, Nigeria –Qarax xooggan ayaa ka dhacay saldhig basaska laga raaco oo ku dhow xarunta ciidamada milateriga ee loo yaqaan Mogadishu Cantonment ama Abacha Barracks, taasoo ku taalla degmada Asokoro…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kuuriyada Waqooyi oo xirtay afar qof oo lagu eedeeyay shil markab Kuuriyada Waqooyi ayaa xirtay afar masuul oo ay ku eedeysay inay ka dambeeyeen shil toddobaadkii hore ka dhacay goob lagu magacaabo Chongjin Shipyard, halkaas oo markab dagaal oo cusub uu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qoysaska la-haysteyaasha Israa’iil ee Marinka Qasa oo xaaladda cabsi ah Si ay sheegtay warbaahinta ka howlgasha Tel Aviv dadweynaha Israa’iil, gaar ahaan qoysaska la-haystetaasha Marinka Qasa ayaa wajahaya xaalado cabsi iyo argagax ah, ka markii ay soo gaareen farriimo muujinaya…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xariirka Trump iyo Netanyahu oo aad u sii xumaanaya Xariirka u dhexeeya maamulka Trump iyo Ra’ïisal Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa aad u sii xumaanaya, ayadoo labada dhinac ay si weyn u sii kala fogaanayaan xaaladda bariga dhexe iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo warbaahinta horteeda ku canaantay madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Trump ayaa madaxweynaha Koonfur Afrika ku dhex kulan warbaahineed ka dhacay xaafiis Oval ee aqalka cad, asagoo tusay muuqaallo iyo sawirro ku saabsan dad caddaana oo uu sheegay in lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo sheegay in sodaalkiisii bariga dhexe uu ka faa’iiday ku dhowaad 2 trillion oo dollar Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo ka hadlay safarkiisii uu dhowaan ku tagey gobolka Bariga dhexe, gaar ahaan qaar kamid ah dalalka Khaliijka ayaa sheegay in dalkiisu uu socdaalkaas ka faa’iidey…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Turkiga ka iibinaya hub qeymihiisu ku kacayo 225 milyan oo dollar Mareykanka ayaa shaaciyay inuu dowladda Turkiga ka iibinayo gantaallada AIM-120C-8 oo uu dalkaasi soo saaro, islamarkaana ku kacaya in ka badan 225 milyan oo dollar Mareykanka ah. Hay’adda iskaashiga amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo Suuriya ka dalbaday inay dalkeeda ka cayriso madaxda dhaqdhaqaaqyada falastiiniyiinta Madaxweynaha Mareykanka ayaa magaalada Riyadh ee caasimadda Sucuudiga kula kulmay hoggaamiyaha Suuriya Axmed Sharac, ka dib markii dhaxal suge Maxamed Bin Salmaan uu ka shaqeeyay is aragga labada dhinac. Kulanka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Suuriya oo la filayo inuu la kulmo Trump Sida ay sheegtay shabakadda Axios, oo soo xiganaya ilo xog ogaal ah Madaxweynaha Donald Trump ayaa la filayaa in uu arbacada soo socata caasimadda Sucuudiga ee Riyad kula kulmo dhiggiisa…