3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Weerarro Drone ah oo Lagu Qaaday Port Sudan oo Carqaladeeyay Garoonka Caalamiga ah iyo Kaabayaasha Dalka Magaalada dekedda leh ee Port Sudan ayaa wajahaysa xaalad amni oo aad u cakiran kadib markii saddex maalmood oo xiriir ah ay weerarro diyaarado aan duuliyayaal lahayn (drones) lagu qaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Itoobiya iyo Israa’iil oo ka wada-hadlay xaaladda geeska Afrika Wasiirka arrimaha dibadda maamulka Israa’iil Gideon Sar oo booqasho rasmi ah ku tagey magaala-madaxda Itoobiya ee Addis-ababa ayaa masuuliyiin dalkaas kala hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka iyo inay iskaashi dhinacyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iran oo soo bandhigtay gantaal cusub oo balaastig ah Dowladda Iran ayaa soo bandhigtay Gantaal cusub oo balaastig ah, kaas oo gaari kara masaafo dhan 1,200 oo KM, islamarkaana awood u leh inuu ka baxsado qalabka lidka gantaallada Gantaalkan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka War Degdeg ah: Xuutiyiinta Yemen Digniin Cusub Soo Saaray Kadib Weerarkii Lagu Qaaday Garoonka Ben Gurion ee Israa’iil Caasimadda Israa’iil ayaa wajahday weerar culus kadib markii Xuutiyiinta Yemen ay ku tuureen gantaallo iyo madaafiic la beegsaday garoonka diyaaradaha Ben Gurion ee magaalada Tel Aviv. Warar cusub ayaa sheegaya…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Pakistan oo tijaabisay gantaal casri ah, xillii ay sii kordhayso xiisadda kala dhexaysa Hindiya Xilli ay sii kordhayso xiisadda u dhexaysa dalalka Hindiya iyo Pakistan ayaa militariga Pakistan wuxuu Tijaabiyay gantaal Casri ah oo masaafo fog gaari kara. Milateriga Pakistan ayaa bayaan uu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo sheegay in la gaaray xilligii uu joojin lahaa lacagaha uu ku taageero dalalka iyo ururrada caalamiga ah Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka Marco Rubio ayaa sheegay in la gaaray xilligii meesha laga saari lahaa lacagaha uu dalkiisu dibedda u diro si loo maalgeliyo waxa uu ku tilmaamay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo qalabka difaaca hawada ee Patriot ka iibinaya dalka Kuwait Waaxda gaashaandhigga Mareykanka ee Pentagon-ka ayaa sheegay in Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalkaasi ay meel marisay heshiis ganacsi oo dalka Kuwait looga iibinayo qalabka iyo adeegyada lagu taageerayo nidaamka gantaallada ee…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Is barbar dhigga awoodda ciidan ee Pakistan iyo Hindiya Maalmihii la soo dhaafay waxaa cirka isku sii shareeraysay xiisadda u dhexeysa dalalka Hindiya iyo Pakistan, waxayna labada dhinacba ay qaadeen tillaabooyin horseedi kara dagaal toos ah. Sidoo kale Xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo dalka Ukraine uga dhawaaqay 3 maalmood oo xabbad-joojin ah Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ku dhawaaqay xabbad joojin 3 maalmood ah, asagoo dhinaca Xukuumadda Ukraine ugu baaqay inay aqbalaan xabbad-joojintaas. Xabbad-joojinta ayaa looga golleeyahay lagu weyneeyo munaasabadda 80 guuradii…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ku dhowaad 70 muhaajiriin ah oo lagu diley xeebaha Yemen Ku dhowaad 70 qof oo muhaajiriin afrikaana ah ayaa lagu diley duqeymo diyaaradeed oo ka dhacay xeebaha dalka Yemen sida laga soo xigtay kooxda Xuutiyiinta. Warbaahinta taageerta kooxda Ansar Allaah…