1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Imisa weerar ay Xuutiyiintu u geysteen maraakiibta Mareykanka taniyo 2023 ? Kooxda Xuutiyiinta ee dalka ayaa weerareen maraakiibta dagaalka Mareykanka 174 jeer, ayagoo sidoo kale beegsaday maraakiibta xamuulka ah 145 jeer, sida lagu sheegay tira-koob ay soo bandhigtay shabakadda Aljazeera. Kooxdan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sucuudiga oo si adag u cambaareeyay duqeymo ay Israa’iil ka fulisay Suuriya Wasaaradda arrimaha dibadda Sucuudiga ayaa sheegtay in Boqortooyada Sucuudigu ay si adag u cambaaraynayso, ugana xun tahay duqayn magaalada Koya ee dalka Suuriya ay ka geysteen ciidamada maamulka Israa’iil, waxayna…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maamulka Trump oo wajahaya fadeexadii ugu xumaa ka dib markii ay bannaanka u baxeen xogo sir ahi Maamulka Trump ayaa wajahaya mowjado fadeexado ah, ka dib markii saraakiisha ka tirsan waaxda gaashaandhigga Mareykanku ay bannaanka u saareen xogo sir ah oo ku saabsan qorshe dagaal oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo ku dhawaaqday hay’ad gaar ah oo u qaabilsan barakicinta dadka reer Qasa Israa’iil oo ku dhawaaqday hay’ad gaar ah oo u qaabilsan barakicinta dadka reer Qasa Maamulka Israa’iil ayaa ku dhawaaqay inuu dhisayo hay’ad gaar ah oo ka shaqayn doonta barakicinta dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kacdoon ballaaran oo ka billowday gudaha Israa’iil Bannaanbaxyo waaweyn oo ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha maamulka Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa ka billowday magaalada Tel Aviv, waxaana laga digayaa in xaaladdu ay faraha ka baxdo oo dibadbaxyadu ay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhexdhaxaadiyaasha Israa’iil iyo Xamaas oo Quus taagan Wargeyska Haaretz ee ka soo baxa Israa’iil ayaa sheegay in dhexdhaxaadiyaashii wada-hadallada Israa’iil iyo Xamaas ay waddo waliba ka soo xirantay oo ay quus taaganyihiin, isla markaana aanu Trump ku…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka iyo Qatar oo ka wada-hadlay duullaanka Israa’iil ee Marinka Qasa Amiirka Qatar, Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani iyo madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo Khadka taleefanka ku wada xariiray ayaa ka wada hadlay duullaanka Israa’iil ee Marinka Qasa iyo xaaladda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shiinaha oo si adag u cambaareeyay duqeymaha ay Israa’iil ka waddo Qasa Ergeyga Joogtada ah ee Shiinaha u fadhiya Qaramada Midoobay, Fei Cong, ayaa cambaareeyay weerarrada ay Israa’iil ku hayso Marinka Gaza, isagoo ku baaqay in la sii wado hirgelinta xabbad-joojintii u…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Iran ka dalbaday wada-hadal dublumaasiyadeed Madaxweyne Donald Trump, ayaa warqad uu u diray hoggaamiyaha ruuxiga ah ee Iran Ayatollah Ali Khamenei, asagoo ka dalbaday wada xaajoodka heshiis cusub oo ku saabsan Nukliyeerka ah dalkaasi sameysanayo.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dadka ku dhintay duqeymaha Israa’iil ay saaka ka fulisay Qasa oo 356 qof Khasaaraha dhimashada duqeymaha Israa’iil ay xalay dib uga billowday marinka Qasa ayaa sii kordhaya, waxayna wararkii ugu dambeeyay xaqiijiyeen in geeridu ay hadda kor u dhaaftay 356 qof, halka dhaawacyaduna…