Madaxweyne Ruto oo Afrika Ugu Baaqay Iney Yeeshaan Suuq Furan oo Ganacsi oo Bilaa Shuruud ah Midowga Afrika (AU) ayaa in muddo ah waday hadafka ah fududaynta socdaalka bilaa fiisaha ah ee Qaaradda dhexdeeda, in kasta oo ay jireen heshiisyo heer Gobol ah iyo qabanqaabo laba geesood ah, horumarka laga gaaray socdaalka. 2 daqiiqo
1 daqiiqo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Yuusuf Madaale ayaa Ankara Kula Kulmay Dhiggiisa Magaaladaas Mudane Mansur Yavaş. Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiya ayaa kulan la qaatay dhiggiisa magaalada Ankara.
2 daqiiqo Madaxweynaha Turkiga oo Israa’iil Ku Tilmaamay Iney Geysanayaan Xasuuq Lamid ah Xasuuqii Hitler Ku Sameeyay. Madaxweynaha wadanka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan oo khudbad u jeediyay Baarlamaanka dalkiisa ayaa si adag uga hadlay dagaalka ka socda magaalada Gaza, isaga oo garab istaag u muujiyay ururka Xamaas uu ku tilmaamay koox difaacanaysa dhulkeeda.
1 daqiiqo Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Morocco Uga Qeybgalay Shirka Madaxda IMF, Bangiga Adduunka iyo Wasiirada Maaliyadda Afrika Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa uga qeybgalay magaalada Marrakesh ee dalka Morocco shirka Agaasimaha Guud ee Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF, Bangiga Adduunka iyo Wasiirada Maaliyadda dalalka Afrika.
2 daqiiqo Biden ”Israel way ogolaatay in sahayda la gaarsiiyo marinka GAZA” Isbitaalada Gaza ayaa waxaa gebi ahaan ka go’ay daawadii iyo waliba shidaalkii ay ku shidan jireen matoorada
1 daqiiqo Dowladda Soomaaliya oo Cambaareysay Duqeymaha Israel Ee Magaalada Qaza Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay duqeynta ay Israa’iil ka geysatay Isbitaalka Al-Ahli ee Gaza kaas oo ay ku dhinteen boqollaal Falastiiniyiin ah, kuwaas oo tiro ahaan gaaraya in kabadan 500.
1 daqiiqo Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay oo Cambaareeyay Xasuuqa Ka Dhacay Falastiin Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa soo saaray bayaan uu ku cambaareynayo weerarka lagu qaaday isbitaal ku yaalla Gaza oo la tilmaamay in Israa’iil ay ku dileen shan boqol oo ruux.
2 daqiiqo Madaxweynaha Mareykanka oo Booqanaya Israel, Iyadoo Duqeymo Laga Fuliyay Rafax Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Arbacada bari ah booqan doona Israel, sida uu ku warramay xoghayaha arrimaha dibedda Antony Blinken, oo kulamo is-daba joogo ah la yeeshay ra’iisul wasaaraha Israel iyo madax kale.
1 daqiiqo Maxaa Ka Run ah Heshiiska Masar, Maraykan iyo Israa’iil Ee Ku Saabsan Xabbad-joojin iyo gelinta Gargaarka Qasa? Maraykanka, Israa’iil iyo Masar ayaa ku heshiiyey xabbad-joojin ka dhacda koonfurta Marinka Qaza, si gargaar loo gaadhsiiyo dadka ay dhibaatadu saamaysay, sida ay wakaaladda wararka ee Reuters.
2 daqiiqo Masar oo Ogolaatay Furista Marinka Rafax Si Gargaarka Banii’adannimo Ee Qasa u Maro Antony Blinken Xoghayaha Arrimaha Debedda Maraykanka ayaa Axaddii sheegay in dib loo furi doono Marinka Rafah ee ku yaalla xuduudda Gaza, kaas oo ay maamusho Masar, si looga gudbiyo gargaar u socda magaalada Qasa.