1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israel oo Weerar Diyaaradeed Ku Dishay in Ka Badan 15 Ruux oo Falastiniyiin Qaxooti ah Ugu yaraan 15 qof ayaa lagu dilay duqeymo dhanka cirka ah oo Israa’iil ay ku qaaday iskuul ay gabaad ka dhiganayeen dad Falastiiniyiin ah oo ku yaal bartamaha Gaza, sida uu sheegay xafiiska warbaahinta dowladda ee Gaza.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Iran oo War Kasoo Saartay Qaabkii Loo Dilay Hoggaamiyihii Xamaas Haniyah Dowladda Iiraan oo war ka soo saartay dilkii Ismaaciil haniyah oo ahaa madixii siyaasadda ee ururka Xamaas ayaa sheegtay in lagu dilay madfac nooca ridada gaaban ah oo laga soo tuuray bannaanka hoyga uu ka deggaa magaalada Tehran.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Milatariga Mareykanka oo Hub Dheeraad ah Geynaya Bariga Dhexe iyo Xiisadda Gobolka oo Sii Kordheysa Milateriga Maraykanka ayaa ku dhawaaqay inuu saanad militari oo dheeri ah u dirayo Gobalka bariga dhexe, taas oo ay ku jiraan markab diyaarada xambaara, iyo kuwa wax burburiya xilli ay sii kordhayso walaaca laga qabo xiisadda.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Iska Fogeeyay Dilka Madaxii Siyaasadda Ururka Xamaas ee Ismaaciil Haniyah Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa sheegay in Maraykanku uusan ka warqabin, kuna lug lahayn dilka hoggaamiyihii siyaasadda Xamaas Ismail Haniyah oo arbacadii lagu khaarajiyay duqeyn lagula beegsaday.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hoggaamiyaha Milatariga Sudan oo Diiday Inuu Wadahadal La Galayo Xoogagga RSF Hogaamiyaha ciidamada Sudan, General Abdel Fattah al-Burhan ayaa sheegay in militarigu aysan ku biiri doonin wada-hadalka ka dhacaya Switzerland bisha soo socota ee looga gol leeyahay in lagu soo afjaro…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Falcelin Ceynkee ah Ayey Dunidu Ka Bixisay Dilka Ismaciil Haniyah oo Iran Lagu Dilay? Ayadoo saacado ka hor magaalada Tehraan ee Caasimadda Iiraan lagu dilay madixii xaafiiska siyaasadda ururka xamaas Ismaaciil haniyah ayaa waxaa isi soo taraysa falcelinta dalalka caalamku dhacdadaas ka bixinayaan. Wasiir…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu Yaraan 24 Qof oo Ku Geeriyootay Dhul Go’ Ka Dhacay Dalka Hindiya iyo Gurmad Socda Ugu yaraan 24 qof ayaa ku dhimatay, halka boqolaal kalena laga cabsi qabo inay ku xayiran yihiin dhul go’ay ka dib markii roobab aan kala joogsi lahayn ay ku da’een deegaan buuraley ah oo ku yaalla gobolka Kerala.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Turkiga iyo Israel oo Hanjabaadyo Hawada Isku Dhaafsaday iyo Cabsida Bariga Dhexe oo Korortay Madaxweyne Erdogan ayaa dhowaan sheegay inaan Turkigu waxa ay Israa’iil marinka Qasa ka waddo ka aamusnaan karin, islamarkaana inay sidii Liibiya iyo Azerbaijan u fara-galiyaan oo falastiiniyiinta garab siiyaan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo Mareykanka Uga Digay Inuu Jarmarka Geeyo Gantaallada Ridada-dheer Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin ayaa uga digay Maraykanka in la geeyo dalka Jarmalka gantaalada riddada dheer, isagoo sheegay in Ruushka haddii ay taasi dhacdo uu dib u bilaabi doono soo saarista hubka Nukliyeerka/
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israel oo Lagu Qaaday Mid Kamida Weerarradii Ugu Khasaaraha Badnaa Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhintay, halka 19 kalena ay ku dhaawacmeen gantaal lagu weeraray garoon kubbadda cagta ah oo ku yaalla magaalada Majdal Shams ee buuraha Golan ee ay Israa’iil haysato, sida ay sheegeen.