1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koonfur Galbeed oo Ka Hadashay inay Joojisay Shir u Qabsoomi Lahaa DF iyo Maamul Goboleedyada Dalka Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa waxa uu ka hadlay wararka sheegaya in maamulka Cabdicasiis Laftagareen ay horistaageen shir la filayay inuu dhexmaro madaxda dowladda federaalka ah iyo kuwa xubnaha ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Ganacsatada Fatahaada Beledweyne oo Lagu Wareejiyey Lacag Gaareyso $1,140,000 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa munaasabad uu ku qabtay magaalada Beledweyne ku wareejiyay Guddiga Ganacsatada Fatahaada Beledweyne lacagtii loogu talo galay fatahaadda Beledweyne ee ka kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaannada Soomaaliland oo Laga Helay Kiisas Cusub oo Coronavirus Ah Soomaaliland ayaa maanta oo Axad ah 07-06-2020 waxa ay sheegtay in deegaannadeeda laga helay kiisas la xiriira safmarka Coronavirus ka dib markii baaritaan lagu sameeyay dad looga shakiyay xanuunkan. Wasaaradda…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Daraasad: Wax Ka Ogow Cudurrada Ugu Badan ee Soomaalidu u Dhintaan, Tayada Dhakhaatiirta, Goobaha iyo Arrimo Kale Daraasaddan uu soo saaray machadka Heritage ayaa looga hadlay arrimo badan oo khuseeya heerka caafimaadka dalka sida cudurrada, tayada goobaha iyo hawlwadeennada, nadaafadda iyo fayodhowrka, hooyada iyo dhallaanka iyo kaalinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdikariin Guuleed oo Dalbaday in Doorashada Dalka Ay Noqoto Mid Heshiis Lagu Wadayahay Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ka hadlayay doorashooyinka dalka ku soo wajahan ayaa waxa uu dalbaday in doorashada dalka ka qabsoomeysa ay noqoto mid heshiis lagu wadayhay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Villa Soomaaliya oo Ka Dalbatay Hey’adaha Garsoorka Dib u eegista Dacwadda Wariye Gurbiye Agaasimaha warfaafinta madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed Axmed oo ka hadlayay sii deynta wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon iyokiiska dacwadda ah ee wariye Cabdicasiis Axmed Gurbiye ayaa waxaa marka hore soo dhoweeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degdeg: Weriye Coldoon oo Xabsiga Laga Sii Daayay Warar goor dhow aan helnay ayaa sheegaya in xabsiga laga sii daayay weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo u xirnaa Soomaaliland. Mubaarak oo la dhashay Cabdimaalek ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Xisbiyada Qaran oo Dalbatay inay Dalka Ka Dhacdo Doorasho Xor iyo Xalaal Ah Madasha xisbiyada qaran oo ay ku mideysanyihiin qaar ka mid ah axsaabta siyaasadeed ee dalka ayaa waxa ay dalbadeen in dalka ay ka dhacdo doorasho xor iyo xalaal ah iyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland oo Diiwan Gelisay Kiisas Cusub oo COVID-19 Ah Soomaaliland ayaa maanta oo sabti ah 06-06-2020 waxa ay sheegtay in deegaannadeeda laga helay kiisas la xiriira safmarka Coronavirus ka dib markii baaritaan lagu sameeyay dad looga shakiyay xanuunkan. Wasaaradda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Xisbiyada Qaran oo Dalbatay inay Dalka Ka Dhacdo Doorasho Xor iyo Xalaal Ah Madasha xisbiyada qaran oo ay ku mideysanyihiin qaar ka mid ah axsaabta siyaasadeed ee dalka ayaa waxa ay dalbadeen in dalka ay ka dhacdo doorasho xor iyo xalaal ah iyada…